{"id":539724,"date":"2025-06-28T20:17:41","date_gmt":"2025-06-28T17:17:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539724"},"modified":"2025-06-28T20:17:41","modified_gmt":"2025-06-28T17:17:41","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-suldaan-cabdiqaadir-xaaji-maxamuud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-ka-tacsiyeeyey-geerida-suldaan-cabdiqaadir-xaaji-maxamuud\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA SULDAAN CABDIQAADIR XAAJI MAXAMUUD"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee, Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ahaa Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuumku uu door ka soo qaatay nabadeynta, mideynta iyo dowlad dhiska, isagoo si gaar ah ugu tacsiyeeyey ehelka, qaraabada iyo bulshada Jubbaland ee uu ka baxay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey Marxuumka in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdows, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyskiisa iyo umadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay.<br \/>\n<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-539725\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/a8a38e5f-a762-48c5-bcb5-7b936609e44e.jpeg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1721\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/a8a38e5f-a762-48c5-bcb5-7b936609e44e.jpeg 2048w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/a8a38e5f-a762-48c5-bcb5-7b936609e44e-300x252.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/a8a38e5f-a762-48c5-bcb5-7b936609e44e-1024x861.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/a8a38e5f-a762-48c5-bcb5-7b936609e44e-768x645.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/a8a38e5f-a762-48c5-bcb5-7b936609e44e-1536x1291.jpeg 1536w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/a8a38e5f-a762-48c5-bcb5-7b936609e44e-860x723.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee, Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ahaa Madaxweyne Ku-xigeenkii 2-aad ee Dowlad-goboleedka Jubbaland. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Marxuumku uu door ka soo qaatay nabadeynta, mideynta iyo dowlad dhiska, isagoo si gaar ah ugu tacsiyeeyey ehelka, qaraabada iyo bulshada Jubbaland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":539725,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539724","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539724","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539724"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539724\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539726,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539724\/revisions\/539726"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539725"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539724"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539724"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539724"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}