{"id":539699,"date":"2025-06-27T20:46:36","date_gmt":"2025-06-27T17:46:36","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539699"},"modified":"2025-06-27T20:46:36","modified_gmt":"2025-06-27T17:46:36","slug":"wasiirka-dekedaha-xfs-oo-ka-qayb-galay-shirweynaha-madasha-isku-xirka-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-dekedaha-xfs-oo-ka-qayb-galay-shirweynaha-madasha-isku-xirka-caalamiga-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka Dekedaha XFS oo ka qayb galay Shirweynaha Madasha Isku Xirka Caalamiga ah"},"content":{"rendered":"<p>Istanbul(SONNA(:-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda JFS\u2019 Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta ka qeyb-galay Shirweynaha Madasha Isku Xirka Caalamiga ah \u201cGlobal Connectivity Forum\u201d oo ka furmay magaalada Istanbul, T\u00fcrkiye.<\/p>\n<p>Madashan oo uu daahfuray Madaxweynaha Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye, Mudane Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye. Waxaa xoogga lagu saarayaa sidii loo xoojin lahaa isku xirka caalamiga ah si kor loogu qaado ganacsiga iyo isgaarsiinta dhinacyada dhulka, badaha, iyo hawada.<br \/>\nHalku-dhigga madasha ee ahaa: \u201cIsku xirnaan aan hakad lahayn, fursado aan xad lahayn\u201d (Seamless Connectivity, Limitless Possibilities), ayaa waxa ka soo qeyb-galay wakiillo ka kala socday in ka badan 70 Dowladood.<\/p>\n<p>\u201cAnagoo ka duuleyna muhiimadda ay badaha Soomaaliyeed u leeyihiin juqraafi ahaan dunida isku xirka qaaradaha, waxaa naga go\u2019an horumarinta dekedaha dalkeenna. Waxaan mudnaan gaar ah siin doonaa dhismaha dekedo kala duwan sida kuwa ganacsiga iyo kalluumeysiga oo ay ugu horeyso Dhismaha Dekedda Cusub ee Muqdisho, taasoo ka dhigeysa Soomaaliya goob gananci oo aan u aragno il dhaqaale oo weyn iyo fursad shaqo abuur ballaaran u horseedi karta shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Istanbul(SONNA(:-Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda JFS\u2019 Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta ka qeyb-galay Shirweynaha Madasha Isku Xirka Caalamiga ah \u201cGlobal Connectivity Forum\u201d oo ka furmay magaalada Istanbul, T\u00fcrkiye. Madashan oo uu daahfuray Madaxweynaha Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye, Mudane Recep Tayyip Erdo\u011fan, ayaa waxaa soo qaban-qaabisay Wasaaradda Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye. Waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":539700,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539699","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539699","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539699"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539699\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539702,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539699\/revisions\/539702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539700"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539699"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539699"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539699"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}