{"id":539691,"date":"2025-06-27T17:01:25","date_gmt":"2025-06-27T14:01:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539691"},"modified":"2025-06-27T17:02:03","modified_gmt":"2025-06-27T14:02:03","slug":"jabuuti-oo-si-weyn-ugu-dabaal-degtay-maalinta-xoriyadda-dalka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/jabuuti-oo-si-weyn-ugu-dabaal-degtay-maalinta-xoriyadda-dalka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Jabuuti oo si weyn ugu dabaal degtay xuska maalinta Xoriyadda dalka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Jabuuti(SONNA):-Shacabka iyo Dowladda Jabuuti ayaa maanta si weyn ugu dabaal-degay maalinta xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ee 27-ka Juun oo ku beegan 47-sano ka hor markii ay ka xoroobeen gumeystihii Faransiiska.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, shacabka iyo dowladda Jabuuti, munaasabadda xuska 47-aad ee xorriyadda dalkooda.<\/p>\n<p>Ummadda Soomaaliyeed ayaa toddobaadkaan u dabaal degaysa xornimadooda, 26-ka Juun, 27-ka Juun iyo 1-da Luulyo ayaa ku asteysan maalmo taariikhi ah oo Jamhuuriyadaha walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Jabuuti ay ka xoroobeen gumeystihii reer Yurub.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jabuuti(SONNA):-Shacabka iyo Dowladda Jabuuti ayaa maanta si weyn ugu dabaal-degay maalinta xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ee 27-ka Juun oo ku beegan 47-sano ka hor markii ay ka xoroobeen gumeystihii Faransiiska. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, shacabka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":539692,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539691","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539691","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539691"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539694,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539691\/revisions\/539694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}