{"id":539676,"date":"2025-06-27T11:45:21","date_gmt":"2025-06-27T08:45:21","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539676"},"modified":"2025-06-27T13:06:01","modified_gmt":"2025-06-27T10:06:01","slug":"turkiga-oo-qorsheynaya-in-la-ballaariyo-nidaamka-hubka-difaaca-ee-dallkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/turkiga-oo-qorsheynaya-in-la-ballaariyo-nidaamka-hubka-difaaca-ee-dallkiisa\/","title":{"rendered":"Turkiga oo qorsheynaya in la ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee dallkiisa"},"content":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa qorsheynaya inuu maalgaliyo,isla markaana ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee guud ahaan dalka sida laga soo xigtay ilo-wareedyo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Qaranka maalinimadii Khamiista.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa qorsheynaya in uu sii wado maalgelinta iyo horumarinta warshadaha difaaca iyo cilmi-baarista,waxaana dhanka kale la tilmaamayaa in Turkiga uu dhaafiyay 2% bartilmaameedka kharashka difaaca ee NATO.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan qorsheyneynaa inaan ugu horrayn maalgelinno,isla markaana aan ballaarinno \u00a0nidaamka difaaca badda,dhulka iyo hawada dalkaasi\u201d sidaasi waxaa lagu yiri \u00a0ilo-wareedo.<\/p>\n<p>Qorshahaan waxaa ka mid ah maalgashiga nidaamyada gantaallada hypersonic, ballistic iyo sidoo kale diyaaradaha, maraakiibta dagaalka, taangiyada, iyo nidaamyada aan duuliyaha lahayn ee dhulka, badda iyo hawada.<\/p>\n<p>Turkiye ayaa leh ciidanka labaad ee ugu weyn isbahaysiga NATO,waxayna sidoo kale kamid yihiin shanta ugu sarreysa ee gacan ka geysta hawlgallada isbaheysigaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Turkiga ayaa qorsheynaya inuu maalgaliyo,isla markaana ballaariyo nidaamka hubka difaaca ee guud ahaan dalka sida laga soo xigtay ilo-wareedyo ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Qaranka maalinimadii Khamiista. Turkiga ayaa qorsheynaya in uu sii wado maalgelinta iyo horumarinta warshadaha difaaca iyo cilmi-baarista,waxaana dhanka kale la tilmaamayaa in Turkiga uu dhaafiyay 2% bartilmaameedka kharashka difaaca ee NATO. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":539677,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539676","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539676","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539676"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539676\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539683,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539676\/revisions\/539683"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539677"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539676"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539676"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539676"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}