{"id":539660,"date":"2025-06-27T08:21:44","date_gmt":"2025-06-27T05:21:44","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539660"},"modified":"2025-06-27T08:21:44","modified_gmt":"2025-06-27T05:21:44","slug":"horgoogayaal-iyo-maleeshiyaad-khawaarij-ah-oo-lagu-dilay-sh-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/horgoogayaal-iyo-maleeshiyaad-khawaarij-ah-oo-lagu-dilay-sh-dhexe\/","title":{"rendered":"Horgoogayaal iyo maleeshiyaad khawaarij ah oo lagu dilay Sh\/Dhexe"},"content":{"rendered":"<p>Howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada Caalamka ayaa lala beegsaday horjoogayaal ka tirsan khawaarijta oo ku sugnaa Degmada Aadan Yabaal oo kamid ah Gobolka Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Howlgalkaasi ayaa lagu fuliyay guri ku yaalla xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal, halkaasi oo ay shir ku lahaayeen horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta.<\/p>\n<p>Hoygaasi lagu weeraray horjoogayaasha ayaa warku intaa eaaciyay in uu ahaa keydka qaraxyada iyo hubka culus ee kocdaasi,waxaana fabi ahaan la burburiyay gurigaasi iyo wixii ku jiray.<\/p>\n<p>Faah-faahinta weerarka iyo muuqaallada howlgalkaan kala soco warbaahinta qaranka dhawaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Howlgal culus oo ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada Caalamka ayaa lala beegsaday horjoogayaal ka tirsan khawaarijta oo ku sugnaa Degmada Aadan Yabaal oo kamid ah Gobolka Sh\/Dhexe. Howlgalkaasi ayaa lagu fuliyay guri ku yaalla xaafadda Howlwadaag ee degmada Aadan Yabaal, halkaasi oo ay shir ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":539661,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539660","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539662,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539660\/revisions\/539662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539661"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}