{"id":539652,"date":"2025-06-26T19:13:38","date_gmt":"2025-06-26T16:13:38","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539652"},"modified":"2025-06-26T19:13:38","modified_gmt":"2025-06-26T16:13:38","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-masuuliyiin-ka-soctay-hayadda-istaatistikada-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-masuuliyiin-ka-soctay-hayadda-istaatistikada-qaranka\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SODMA oo xafiiskiisa ku qaabilay Masuuliyiin ka soctay Hay&#8217;adda Istaatistikada Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xarunta Hay\u2019adda SoDMA waxaa uu ku qaabilay Masuuliyiin kasoctay Hay&#8217;adda Istaatistikada Qaranka oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019addaasi Dr. Cabdislaam Cabdiraxmaan Maxamed.<\/p>\n<p>Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Ku xigeenada labada Hay&#8217;adood, qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada iyo Lataliyaal sare ayaa ahaa mid lagu xoojinayay wada shaqeynta labada Hay\u2019adood iyo isdhaafsiga Aqoonta, khibrahadaha iyo xogaha la xiriira horumarinta iyo arrimaha bini-aadanimo ee Dalka.<\/p>\n<p>Labada dhinac ayaa hoosta kawada xarriiqay in ay muhiimtahay xoojinta iskaashiga labada dhinac si loo helo xogo sugan oo waxtar u leh adeegyada bulshada, horumarinta dhaqaalaha iyo midda Bini-aadanimaba..<\/p>\n<p>Yoonis Duraan Cali<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa xarunta Hay\u2019adda SoDMA waxaa uu ku qaabilay Masuuliyiin kasoctay Hay&#8217;adda Istaatistikada Qaranka oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Hay\u2019addaasi Dr. Cabdislaam Cabdiraxmaan Maxamed. Kulanka oo ay goob joog ka ahaayeen Ku xigeenada labada Hay&#8217;adood, qaar kamid ah Agaasime waaxeedyada iyo Lataliyaal sare ayaa ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":539653,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539652","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539652","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539652"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539652\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539654,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539652\/revisions\/539654"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539652"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539652"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539652"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}