{"id":539625,"date":"2025-06-26T13:23:49","date_gmt":"2025-06-26T10:23:49","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539625"},"modified":"2025-06-26T13:23:49","modified_gmt":"2025-06-26T10:23:49","slug":"wasiiru-dowlaha-caafimaadka-xfs-oo-ka-qayb-gashay-shir-looga-hadlaya-xanuunnada-aan-faafin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiiru-dowlaha-caafimaadka-xfs-oo-ka-qayb-gashay-shir-looga-hadlaya-xanuunnada-aan-faafin\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Caafimaadka XFS oo ka qayb gashay shir looga hadlaya xanuunnada aan faafin"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS, Drs; Maryama Maxamed Xuseen ayaa ka qeyb gashay shir looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa helitaanka daawooyin waxtar leh oo lagula tacaalo xanuunnada aan faafin (Non-Communicable Diseases \u2013 NCDs).<\/p>\n<p>Shirkan ayaa diiradda saaray muhiimadda iskaashiga caalamiga ah si xal waara loogu helo caqabadaha ay wajahayaan dalalka saboolka ah iyo kuwa soo koraya marka ay timaado helitaanka daawooyin tayo leh, qiimo jaban oo la awoodi karo, gaar ahaan kuwa lagula dagaallamo cudurrada sida macaanka, dhiig-karka, wadne xanuunka, iyo kansarka.<\/p>\n<p>Drs; Maryama ayaa madasha ka jeedisay khudbad ay ku iftiimisay dadaallada dowladda Soomaaliya ee ku aaddan la tacaalidda xanuunnada aan faafin iyo sida ay u baahan yihiin taageero farsamo iyo mid dhaqaale si loo xaqiijiyo helitaanka daawada oo gaarta qof kasta oo Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shirka ayaa fursad u noqday Soomaaliya si ay u xoojiso xiriirka ay la leedahay hey\u2019adaha caafimaadka caalamiga ah, ugana faa\u2019iidaysato fursadaha horumarineed ee la xiriira caafimaadka bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka XFS, Drs; Maryama Maxamed Xuseen ayaa ka qeyb gashay shir looga hadlayay sidii kor loogu qaadi lahaa helitaanka daawooyin waxtar leh oo lagula tacaalo xanuunnada aan faafin (Non-Communicable Diseases \u2013 NCDs). Shirkan ayaa diiradda saaray muhiimadda iskaashiga caalamiga ah si xal waara loogu helo caqabadaha ay wajahayaan dalalka saboolka ah iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539626,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539625","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539625","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539625"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539625\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539627,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539625\/revisions\/539627"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539626"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539625"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539625"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539625"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}