{"id":539621,"date":"2025-06-26T12:12:59","date_gmt":"2025-06-26T09:12:59","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539621"},"modified":"2025-06-26T12:12:59","modified_gmt":"2025-06-26T09:12:59","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-khudbad-ka-jeediyay-munaasabadda-26-ka-june","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-khudbad-ka-jeediyay-munaasabadda-26-ka-june\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha golaha shacabka oo khudbad ka jeediyay munaasabadda 26-ka June"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska sanad guuradda 65-aad ee kasoo wareegatay markii Goboladda waqooyi ee Dalkeena ay xorrnimadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.<\/p>\n<p>Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay xuska sanad guuradda 65-aad ee xorrnimadii Gobolada waqooyi ayaa ku dheeraaday muhiimadda ay maanta oo kale u leedahay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, isaga oo sheegay in ay tahay maalin ku weyn quluubta dadka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka ayaa Shacabka Soomaaliyeed ee Gobolada waqooyi ku amaanay doorkooda midnimada iyo wadajirka dadka Soomaaliyeed, asiga oo si gaar ah u xusay halyeeyadii Gobolada waqooyi u horseeday xorrnimada iyo midnimada.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa ugu baaqay guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed in ay u midoobaan garab istaaga dowladnimadda Soomaaliyeed iyo in ay meel uga soo wada jeestaan cid walba oo lidi ku ah horumarka dowladnimada Soomaaliyeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska sanad guuradda 65-aad ee kasoo wareegatay markii Goboladda waqooyi ee Dalkeena ay xorrnimadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay xuska sanad guuradda 65-aad ee xorrnimadii Gobolada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539622,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539621","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539621","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539621"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539621\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539623,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539621\/revisions\/539623"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539622"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539621"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539621"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539621"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}