{"id":539539,"date":"2025-06-25T14:27:28","date_gmt":"2025-06-25T11:27:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539539"},"modified":"2025-06-25T14:27:28","modified_gmt":"2025-06-25T11:27:28","slug":"raaysul-wasaare-ku-xigeenka-labaad-ee-dalka-oo-qaatay-kaarka-diiwaangelinta-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raaysul-wasaare-ku-xigeenka-labaad-ee-dalka-oo-qaatay-kaarka-diiwaangelinta-doorashada\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;aysul Wasaare ku xigeenka labaad ee dalka oo qaatay kaarka diiwaangelinta doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Labaad Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa booqasho ku tagay degmada Hodan ee Banaadir, si uu u qaato kaarka diiwaangalinta doorashada qof iyo cod.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka, ayaa sheegay in degmada Hodan ay tahay degmada uu xaqa u leeyahay inuu ka codeeyo, isagoo xusay in ay Xukuumadda ay go\u2019an tahay sidii loo hirgelin lahaa doorasho qof iyo cod.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaare Jibriil, ayaa bogaadiyay howlwadeennada degmada Hodan oo ugu horeeyo guddoomiyaha iyo guud ahaan shaqaalaha oo sida qiimaha leh u soo dhaweeyay, waxaana shacabka Soomaaliyeed uu ugu baaqay in ay xuquuq dooda ka raadsadaan meelka kasta oo ay ka socto isdiiwaan-gelinta kaarka codbixinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ra\u2019iisul Wasaare kuxigeenka Labaad Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa booqasho ku tagay degmada Hodan ee Banaadir, si uu u qaato kaarka diiwaangalinta doorashada qof iyo cod. Ra\u2019iisul Wasaare Kuxigeenka, ayaa sheegay in degmada Hodan ay tahay degmada uu xaqa u leeyahay inuu ka codeeyo, isagoo xusay in ay Xukuumadda ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539540,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539539","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539539"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539539\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539541,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539539\/revisions\/539541"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539540"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}