{"id":539493,"date":"2025-06-24T11:51:13","date_gmt":"2025-06-24T08:51:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539493"},"modified":"2025-06-24T11:52:12","modified_gmt":"2025-06-24T08:52:12","slug":"nisa-oo-howlgal-ku-dishay-13-khawaarij-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/nisa-oo-howlgal-ku-dishay-13-khawaarij-ah\/","title":{"rendered":"NISA oo howlgal ku dishay 13 khawaarij ah"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorshaysan oo ay xalay ka fuliyeen Isgoyska Gaycad ee deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan ayaa waxay ku dileen 13 xubnood oo ka tirsan malleeshiyaadka Khawaarijta, kuwaas oo ahaa firxadka malleeshiyaad iyo horjoogeyaal hore loogu beegsaday isla deegaankan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>War Saxaafadeed kasoo baxay NISA ayaa lagu sheegay in howlgalkan la fuliyay laba jeer oo is-xigta uu bartilmaameedkiisu ahaa goob ay isku abaabulayeen malleeshiyaadka khawaarijta si ay dhagaro ugu maleegaan Shacabka Soomaaliyeed, waxaana halkaas lagu soo afjaray dhagartoodii, iyada oo sidoo kale la burburiyey dhammaan hubkii iyo agabkii ay wateen.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Ha\u2019yadda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka waxaa ka go\u2019an in ay meel kasta ku beegsato cadawga Khawaariijta ah ee ku hawlan dhagarta iyo dhibaataynta Shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-539494 \" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/BAAJ.png\" alt=\"\" width=\"448\" height=\"579\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/BAAJ.png 386w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/BAAJ-232x300.png 232w\" sizes=\"auto, (max-width: 448px) 100vw, 448px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Ciidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorshaysan oo ay xalay ka fuliyeen Isgoyska Gaycad ee deegaanka Mabaax ee Gobolka Hiiraan ayaa waxay ku dileen 13 xubnood oo ka tirsan malleeshiyaadka Khawaarijta, kuwaas oo ahaa firxadka malleeshiyaad iyo horjoogeyaal hore loogu beegsaday isla deegaankan. &nbsp; War Saxaafadeed kasoo baxay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539496,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539493","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539493","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539493"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539493\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539495,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539493\/revisions\/539495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539496"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539493"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539493"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539493"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}