{"id":539478,"date":"2025-06-23T21:32:00","date_gmt":"2025-06-23T18:32:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539478"},"modified":"2025-06-23T21:32:00","modified_gmt":"2025-06-23T18:32:00","slug":"muqdisho-oo-ay-ka-socoto-u-diyaar-garowga-maalmaha-xoriyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muqdisho-oo-ay-ka-socoto-u-diyaar-garowga-maalmaha-xoriyadda\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo ay ka socoto u diyaar garowga maalmaha xoriyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh Iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha XFS Xildhibaan Xasan Maxamed Eelaay ayaa fagaaraha Daljirka Daahsoon Waqti kula qaatay Shacabka Soomaaliyeed ee u dabbaal-daagayay Munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda.<\/p>\n<p>Labada Wasiir ayaa bogaadiyay Kooxda Hoballada Waaberi oo halkaas kusoo bandhigay heeso wacyigalin iyo gubaabin ah oo la xiriira gobannimada dalkeenna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda Iyo Midnimada ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh Iyo Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha XFS Xildhibaan Xasan Maxamed Eelaay ayaa fagaaraha Daljirka Daahsoon Waqti kula qaatay Shacabka Soomaaliyeed ee u dabbaal-daagayay Munaasabadaha Maalmaha Xorriyadda. Labada Wasiir ayaa bogaadiyay Kooxda Hoballada Waaberi oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":539479,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539478","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539478","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539478"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539478\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539480,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539478\/revisions\/539480"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}