{"id":539373,"date":"2025-06-22T13:54:53","date_gmt":"2025-06-22T10:54:53","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539373"},"modified":"2025-06-22T13:54:53","modified_gmt":"2025-06-22T10:54:53","slug":"howlgallo-lagu-baacsanayo-khawaarijta-oo-ka-socda-degaanno-katirsan-gobolka-hiiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/howlgallo-lagu-baacsanayo-khawaarijta-oo-ka-socda-degaanno-katirsan-gobolka-hiiraan\/","title":{"rendered":"Howlgallo lagu baacsanayo khawaarijta oo ka socda degaanno katirsan gobolka Hiiraan"},"content":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Ciidamada Qaranka iyo kuwa xaq u dirirka dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa maanta cadowga Khawaarijta ah ku baacsanaya dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Mabaax iyo Ceelhareeri, halkaas oo dagaal saakay soo bilowday lagu jebiyey Khawaarijta.<\/p>\n<p>Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay toogteen dhagarqabayaal ay cadowgu qaraxyo ku soo xireen, howlgalka oo weli socda ayaa si buuxda loogu jebiyey Khawaarijta.<\/p>\n<p>Wixii ka soo kordha howlgalka ka socda Hiiraan kala soco Warbaahinta Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hiiraan(SONNA):-Ciidamada Qaranka iyo kuwa xaq u dirirka dadka deegaanka ee gobolka Hiiraan ayaa maanta cadowga Khawaarijta ah ku baacsanaya dhulka howdka ah ee u dhaxeeya deegaanada Mabaax iyo Ceelhareeri, halkaas oo dagaal saakay soo bilowday lagu jebiyey Khawaarijta. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay inay toogteen dhagarqabayaal ay cadowgu qaraxyo ku soo xireen, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":539374,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539373","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539373","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539373"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539373\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539375,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539373\/revisions\/539375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539373"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539373"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539373"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}