{"id":539222,"date":"2025-06-20T14:14:45","date_gmt":"2025-06-20T11:14:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539222"},"modified":"2025-06-20T14:14:45","modified_gmt":"2025-06-20T11:14:45","slug":"guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-suuri-diiriye-carab-oo-ah-xildhibaan-hore","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-aqalka-sare-oo-ka-tacsiyeeyay-geerida-suuri-diiriye-carab-oo-ah-xildhibaan-hore\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka tacsiyeeyay geerida Suuri Diiriye Carab oo ah Xildhibaan hore"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare \u00a0ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska iyo qaraabada ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee marxuumad Xildhibaan hore Suuri Diiriye Carab.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa marxuumadda Alle uga baryay in uu ka waraabiyo jannatul Fardowsa ,isagoo qoyskii iyo qaraabadii ay ka tagtayna faray Samir iyo iimaanna.<\/p>\n<p>Marxuumad Suuri ayaa ahayd xubin ka tirsan Baarlamaannadii dalka soo maray laga soo bilaabo Baarlamaankii lagu soo dhisay Magaalaadda Carta sanadkii 2000 ilaa Baarlamaankii 10-aad.<\/p>\n<p>Marxuumadda ayaa xalay ku geeriyootay Magalada Muqdisho,kadib kolkii ay muddooyinkaan ku xanuunsaneyd magaalada caasimadda ah.<\/p>\n<p>Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare \u00a0ee Baarlamaanka JFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan qoyska iyo qaraabada ay ka geeriyootay Allaha u naxariistee marxuumad Xildhibaan hore Suuri Diiriye Carab. Guddoomiyaha ayaa marxuumadda Alle uga baryay in uu ka waraabiyo jannatul Fardowsa ,isagoo qoyskii iyo qaraabadii ay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":539223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539222","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539222","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539222"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539224,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539222\/revisions\/539224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}