{"id":539211,"date":"2025-06-20T09:12:39","date_gmt":"2025-06-20T06:12:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539211"},"modified":"2025-06-20T09:14:32","modified_gmt":"2025-06-20T06:14:32","slug":"guddoomiyaha-gobolka-banaadir-waxaa-hoggaanka-dalka-ka-goan-sidii-talada-dib-loogu-celin-lahaa-bulshada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-gobolka-banaadir-waxaa-hoggaanka-dalka-ka-goan-sidii-talada-dib-loogu-celin-lahaa-bulshada\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha Gobolka Banaadir \u201cWaxaa hoggaanka dalka ka go\u2019an sidii talada dib loogu celin lahaa bulshada\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ka hadlay xaflad ka dhacday Degmada Hodan ayaa sheegay in dowladda ay ka go;an tahay sidii loo qaban lahaa doorashooyin qof iyo cod ah oo ka dhaca gudaha dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka waxa yy xusay in Magaladaan Muqdisho ay hormuud u noqon doonto qorshaha \u00a0dowladda ee ku saabsan in deegaanada dalka laga hirgaliyo maamul ay soo doortaan shacabka oo ka taliya danahooda.<\/p>\n<p>\u201cMuwaadin kasta waxa uu xaq u leeyahay in uu helo xuquuq uu wax ku dooran karo ama lagu dooran karo\u201dayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Muungaab.<\/p>\n<p>Dhinaca kale,guddoomiyaha gobolka ayaa caddeeyay in caasimadda Muqdisho laga bilaabi doono mashaariic horumarineed oo wax u taraya bulshada iyo kuwo kale oo lagu hagaajinaayo\u00a0 waddooyinka ku burburay roobabka ka jira caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ka hadlay xaflad ka dhacday Degmada Hodan ayaa sheegay in dowladda ay ka go;an tahay sidii loo qaban lahaa doorashooyin qof iyo cod ah oo ka dhaca gudaha dalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Gobolka waxa yy xusay in Magaladaan Muqdisho ay hormuud u noqon doonto qorshaha \u00a0dowladda ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":539212,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539211","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539211","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539211"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539211\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539215,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539211\/revisions\/539215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539212"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539211"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539211"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539211"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}