{"id":539198,"date":"2025-06-19T21:17:17","date_gmt":"2025-06-19T18:17:17","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539198"},"modified":"2025-06-19T21:17:17","modified_gmt":"2025-06-19T18:17:17","slug":"taliyaha-booliisks-oo-shirguddoomiyey-shirks-hoggaanada-booliiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/taliyaha-booliisks-oo-shirguddoomiyey-shirks-hoggaanada-booliiska\/","title":{"rendered":"Taliyaha Booliisks oo shirguddoomiyey shirks hoggaanada Booliiska"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka hoggaanada, Taliyaasha qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan oo looga hadlay u diyaar garowga maalmaha xoriyadda iyo doorka uga aadan laamaha ammaanka .<\/p>\n<p>Kulanka ayaa warbixino looga dhageystay saraakiisha amniga, waxaana uu Taliyuhu Saraakiisha iyo Ciidamadaba ku ammaanay dedaalka ay ugu jiraan sugida amniga si gaar ah waxaa uu mahadcelin u diray Ciidamadii Booliiska ee loo xilsaaray sugidda amniga xarumihii ay Imtixaanka shahaadiga ah ee qaranka ardayda ku galeen ee guud ahaan dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyay kulanka hoggaanada, Taliyaasha qeybaha iyo fadhiyada madaxa banaan oo looga hadlay u diyaar garowga maalmaha xoriyadda iyo doorka uga aadan laamaha ammaanka . Kulanka ayaa warbixino looga dhageystay saraakiisha amniga, waxaana uu Taliyuhu Saraakiisha iyo Ciidamadaba ku ammaanay dedaalka ay ugu jiraan sugida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":539199,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539198","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539198","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539198"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539198\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539200,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539198\/revisions\/539200"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539199"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}