{"id":539179,"date":"2025-06-19T16:16:20","date_gmt":"2025-06-19T13:16:20","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539179"},"modified":"2025-06-19T16:22:27","modified_gmt":"2025-06-19T13:22:27","slug":"wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-soo-xiray-imtixaanka-qaranka-ee-fasalka-12-aad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-waxbarashada-xfs-oo-soo-xiray-imtixaanka-qaranka-ee-fasalka-12-aad\/","title":{"rendered":"Wasiirka Waxbarashada XFS oo soo xiray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo soo xiray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad.<\/p>\n<p>Imtixaanka dugsiyadda sare ayaa lix maalmood oo xiriir ah ka socday 139 xarumood oo ku kala yaal gobolada iyo degmooyinka dalka,iyadoo sannadkan tirada Ardayda Imtixaanka u fariisatay gaarayeen in ka badan 39,000 oo Arday.<\/p>\n<p>Wasiir Faarax oo khudbad dheer ka jeediyey munaasabada soo xiritaanka Imtixaanka dugsiyadda sare ayaa u mahadceliyey Ciidanka Amniga ee sugayey Imtixaanka,Macalimiinta iyo waalidiinta oo si weyn uga qayb qaatay habsami u qabsoomida Imtixaanka qaranka.<\/p>\n<p>Wasiirka waxbarashadda Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa guul iyo farxad u rajeeyey Ardaydii gashay Imtixaanka isagoo balanqaaday in natiijada Imtixaanka si deg deg ah u soo saari doonaan si Ardaydu u sii wataan geeddigooda waxbarasho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo soo xiray Imtixaanka Qaranka ee Fasalka 12-aad. Imtixaanka dugsiyadda sare ayaa lix maalmood oo xiriir ah ka socday 139 xarumood oo ku kala yaal gobolada iyo degmooyinka dalka,iyadoo sannadkan tirada Ardayda Imtixaanka u fariisatay gaarayeen in ka badan 39,000 oo Arday. Wasiir Faarax oo khudbad dheer ka jeediyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":539181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539179","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539179","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539179"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539179\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539184,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539179\/revisions\/539184"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539179"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539179"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539179"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}