{"id":539150,"date":"2025-06-18T20:50:39","date_gmt":"2025-06-18T17:50:39","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539150"},"modified":"2025-06-18T20:50:39","modified_gmt":"2025-06-18T17:50:39","slug":"agaasimaha-guud-ee-hayadda-socdaalka-oo-saxiixay-qaab-dhismeedka-rasmiga-ah-hayadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-guud-ee-hayadda-socdaalka-oo-saxiixay-qaab-dhismeedka-rasmiga-ah-hayadda\/","title":{"rendered":"Agaasimaha guud ee hay\u2019adda socdaalka oo saxiixay qaab dhismeedka rasmiga ah hay\u2019adda\u00a0"},"content":{"rendered":"<p style=\"text-align: left;\">Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Qaab-dhismeedka cusub ee Hay\u2019adda, kaasoo hagaya jihada shaqo, maaraynta waaxyaha, laamaha iyo horumarinta adeegyada kala duwan oo ay Hay\u2019addu bixiso.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Qaab-dhismeedkan cusub oo ay horey uga wada shaqeeyeen Agaasinka Waaxaha kala duwan, iyo la-taliyeyaal farsamo ayay hay\u2019addu ku hawlgeli doontaa.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Qaab-dhismeedkan waxa uu dhabbaha u xaarayaa:<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">\u2022 In si hufan loo kala hago howlaha Hay\u2019adda<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">\u2022 In la xoojiyo isla xisaabtanka iyo waxqabadka shaqaalaha<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">\u2022 In la dhiso nidaam maamul casri ah oo la jaanqaadaya isbeddelka teknolojiyadda iyo baahiyaha bulshada.<\/p>\n<p style=\"text-align: left;\">Agaasimaha Guud ayaa tilmaamay in qaab-dhismeedkan cusub uu saldhig u noqon doono qorshaha dib u habaynta Hay\u2019adda, iyadoo la horumarinayo adeegyada muhiimka ah sida baasaboorka, dal-ku-galka, jinsiyadda, iyo ilaalinta xuduudaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Agaasimaha Guud ee Hay\u2019adda Socdaalka iyo Jinsiyadda (HSJ) Mudane Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Qaab-dhismeedka cusub ee Hay\u2019adda, kaasoo hagaya jihada shaqo, maaraynta waaxyaha, laamaha iyo horumarinta adeegyada kala duwan oo ay Hay\u2019addu bixiso. Qaab-dhismeedkan cusub oo ay horey uga wada shaqeeyeen Agaasinka Waaxaha kala duwan, iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":539151,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539150","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539150"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539152,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539150\/revisions\/539152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}