{"id":539115,"date":"2025-06-18T10:59:00","date_gmt":"2025-06-18T07:59:00","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539115"},"modified":"2025-06-18T10:59:00","modified_gmt":"2025-06-18T07:59:00","slug":"soomaaliya-oo-muwaaddiniinteeda-ku-sugan-iiraan-ku-wargelisay-in-ay-la-xiriiraan-safaaradda-turkiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-muwaaddiniinteeda-ku-sugan-iiraan-ku-wargelisay-in-ay-la-xiriiraan-safaaradda-turkiga\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo muwaaddiniinteeda ku sugan Iiraan ku wargelisay in ay la xiriiraan safaaradda Turkiga"},"content":{"rendered":"<p>Ankara-(SONNA)-Safaaradda JFS ee Waddanka T\u00fcrkiye ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Iiraan ku wargelisay in ay u fududeynayaan ciddaii doonaysa in ay ka baxdo, maadaama halkaasi uu ka billowday dagaal.<\/p>\n<p>Safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay Ankara ayaa boggeeda X-ku daabacday in ay lasoo xiriiraan muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Iiraan, si looga caawiyo in ay nabad geliyo dalkooda ku tagaan.<\/p>\n<p>&#8220;Safaaradda JFS ee Wadanka T\u00fcrkiye waxay la socodsiinaysaa mawaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan wadanka Iran ee doonaaya inay iskaga soo baxaan wadankaas dagaalada halkaas ka socda darteed in ay lasoo xiriiraan safaaradda si looga kaalmeeyo sidii ay si nabad ah waddankooda ugu noqon lahaayeen&#8221;.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ankara-(SONNA)-Safaaradda JFS ee Waddanka T\u00fcrkiye ayaa muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Iiraan ku wargelisay in ay u fududeynayaan ciddaii doonaysa in ay ka baxdo, maadaama halkaasi uu ka billowday dagaal. Safaaradda ay Soomaaliya ku leedahay Ankara ayaa boggeeda X-ku daabacday in ay lasoo xiriiraan muwaaddiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Iiraan, si looga caawiyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539116,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539115","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539115","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539117,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539115\/revisions\/539117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}