{"id":539103,"date":"2025-06-18T08:01:51","date_gmt":"2025-06-18T05:01:51","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539103"},"modified":"2025-06-18T08:01:51","modified_gmt":"2025-06-18T05:01:51","slug":"shirka-wadatashiga-dib-u-eegista-maareynta-masiibooyinka-oo-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shirka-wadatashiga-dib-u-eegista-maareynta-masiibooyinka-oo-ka-furmay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shirka wadatashiga dib-u-eegista maareynta masiibooyinka oo ka furmay muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Faarax, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Hay\u2019adda maareynta masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa muqdisho ka daahfuray shirka wadatashiga dib-u-eegista siyaasadda Qaranka ee maareynta masiibooyinka.<\/p>\n<p>Shirkan oo ay soo agaasintay hay\u2019adda SoDMa ayaa ujeedkiisu yahay in dib loo eego lana tayeyo siyaasadda Qaranka ee maareynta masiibooyinka, iyadoo laga duulayo xaaladda dhabta ah ee dalka, loona marayo wadatashi ballaaran oo ay ka qaybgalayaan daneeyeyaasha kala duwan ee la xiriira arrimaha gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka.<\/p>\n<p>Shirka waxaa ka qayb galay mas\u2019uuliyiin heerar kala duwan leh, oo ay ka mid yihiin: Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada, Mudane Cabdirisaaq Axmed Cali , Ku-xigeenka Madaxa WFP Soomaaliya, Mr. Marco Selva, wakiillo ka kala socday wasaaradaha dowlad-goboleedyada, Gobolka Banaadir, hay\u2019ado heer Federaal ah, hay\u2019adaha Qaramada Midoobay (UN), ururrada aan dowliga ahayn (NGOs) iyo bulshada rayidka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Faarax, oo uu weheliyo Guddoomiyaha Hay\u2019adda maareynta masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa muqdisho ka daahfuray shirka wadatashiga dib-u-eegista siyaasadda Qaranka ee maareynta masiibooyinka. Shirkan oo ay soo agaasintay hay\u2019adda SoDMa ayaa ujeedkiisu yahay in dib loo eego lana tayeyo siyaasadda Qaranka ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539104,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539103","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539103","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539103"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539103\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539105,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539103\/revisions\/539105"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539104"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539103"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539103"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539103"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}