{"id":539062,"date":"2025-06-17T09:21:05","date_gmt":"2025-06-17T06:21:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=539062"},"modified":"2025-06-17T09:21:05","modified_gmt":"2025-06-17T06:21:05","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-dhameystirka-dastuurka-waa-horutabin-qaran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-dhameystirka-dastuurka-waa-horutabin-qaran\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh: \u201cDhameystirka dastuurka waa horutabin Qaran&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhameystirka dastuurka uu yahay horutabin Qaran.<\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS mudane , Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay gogosha wadatashiga Qaran ee uu shalay ka daah-furay muqdisho ayaa intaa ku daray in ay tani tahay rabitaan shacab oo ah ballanqaad ay u samayeen dhamaan murashixiintii xilka madaxtinimo u tartantay laga soo billaabo shirkii Carta 2000 ilaa 2022.<\/p>\n<p>\u201cDhameystirka Dastuurka waa horutabin Qaran, rabitaan shacab iyo ballanqaad ay u samayeen dhamaan murashixiintii xilka madaxtinimo u tartantay laga soo bilaabo shirkii Carta 2000 ilaa 2022&#8243;.<\/p>\n<p>Madaxweynaa ayaa sheegay in haddii qof kale la dooran lahaana uu shaqada ugu horreyso ka dhigan lahaa dhammaystirka Dastuurka, taas oo ah ballan ay horay u qaadeen musharrixiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dhameystirka dastuurka uu yahay horutabin Qaran. Madaxweynaha JFS mudane , Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayay gogosha wadatashiga Qaran ee uu shalay ka daah-furay muqdisho ayaa intaa ku daray in ay tani tahay rabitaan shacab oo ah ballanqaad ay u samayeen dhamaan murashixiintii xilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":539063,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-539062","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539062","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=539062"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":539064,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/539062\/revisions\/539064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/539063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=539062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=539062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=539062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}