{"id":538961,"date":"2025-06-15T21:21:06","date_gmt":"2025-06-15T18:21:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538961"},"modified":"2025-06-15T21:21:06","modified_gmt":"2025-06-15T18:21:06","slug":"wasaaradda-gaashaandhiga-oo-ka-hadashay-hawlgal-lagu-naafeeyey-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasaaradda-gaashaandhiga-oo-ka-hadashay-hawlgal-lagu-naafeeyey-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Wasaaradda gaashaandhiga oo ka hadashay hawlgal lagu naafeeyey Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday Khawaarijta Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Wasiirku wuxuu sheegay in howlgalka lagu guuleystay in la qabto xubno ka tirsan Khawaarijta, isla markaana gacanta lagu dhigay hub aad u badan.<\/p>\n<p>Wasaaradda gaashaandhigga waxay bogaadinaysaa geesiyaasha CXD iyo kuwa AUSSOM ee \u201c Hawlgalka Duufaanta Aamusan\u201d oo qeyb ka ah duulaanka dalka looga xoreynayo Khawaarijta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xildhibaan Cumar Cali Cabdi ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday Khawaarijta Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose. Wasiirku wuxuu sheegay in howlgalka lagu guuleystay in la qabto xubno ka tirsan Khawaarijta, isla markaana gacanta lagu dhigay hub aad u badan. Wasaaradda gaashaandhigga waxay bogaadinaysaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":538963,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538961","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538961","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538961"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538961\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538964,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538961\/revisions\/538964"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538963"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538961"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538961"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538961"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}