{"id":538958,"date":"2025-06-15T20:08:32","date_gmt":"2025-06-15T17:08:32","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538958"},"modified":"2025-06-15T20:08:50","modified_gmt":"2025-06-15T17:08:50","slug":"ciidamada-xoogga-dalka-oo-fuliyay-howlgallo-ka-dhan-ah-khawaarijta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidamada-xoogga-dalka-oo-fuliyay-howlgallo-ka-dhan-ah-khawaarijta\/","title":{"rendered":"Ciidamada Xoogga Dalka oo fuliyay howlgallo ka dhan ah Khawaarijta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sadexdii cisho ee u dambeysay si isdaba joog ah hawlgallo amni xaqiijin ah uga fulinayay deegaannada Lukugooraw, Xaaway-Heedaw, Dabgal illaa Ceel-Lahelay oo ka tirsan gobolka Bakool.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, CXDS Dhamme Cilmi Aadan Isaaq, oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in ciidanka ay gaareen tuulooyinkaasi, oo ay horay gabaad uga dhigan jireen maleeshiyaadka Khawaarijta. Wuxuu sheegay in argagixisadu aysan u adkeysan karin culayska dagaalka, isla markaana ay iskaga firxadeen goobihii ay ku dhuumanayeen.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka ayaa intaa ku daray in la burburiyey goobohii ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijta, taasoo qeyb ka ah howlgallada joogtada ah ee dalka looga sifeynayo cadowga argagixisada ah.<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku howlan ciribtirka khatarta Khawaarijta, si shacabka Soomaaliyeed ay ugu noolaadaan nabad iyo xasillooni waarta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sadexdii cisho ee u dambeysay si isdaba joog ah hawlgallo amni xaqiijin ah uga fulinayay deegaannada Lukugooraw, Xaaway-Heedaw, Dabgal illaa Ceel-Lahelay oo ka tirsan gobolka Bakool. Taliye ku xigeenka Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, CXDS Dhamme Cilmi Aadan Isaaq, oo warbaahinta la hadlay ayaa xaqiijiyey in ciidanka ay gaareen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":538959,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538958","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538958","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538958"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538958\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538960,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538958\/revisions\/538960"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538959"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538958"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538958"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538958"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}