{"id":538890,"date":"2025-06-15T08:38:07","date_gmt":"2025-06-15T05:38:07","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538890"},"modified":"2025-06-15T08:38:07","modified_gmt":"2025-06-15T05:38:07","slug":"wasiirka-caafimaadka-oo-ka-qayb-galay-shir-caalami-ah-oo-looga-hadlayay-barnaamijka-one-health","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-oo-ka-qayb-galay-shir-caalami-ah-oo-looga-hadlayay-barnaamijka-one-health\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka oo ka qayb galay shir caalami ah oo looga hadlayay barnaamijka \u201cOne Health\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):&#8217;Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa magaalada Tunis uga qayb galay shir heer caalami ah oo diiradda lagu saaray \u201cOne Health\u201d \u2013 habka iskaashiga ah ee lagu wajaho caafimaadka aadanaha, xoolaha, deegaanka iyo deegaanka dabiiciga ah.<\/p>\n<p>Wasiir Cali Xaaji ayaana si faahfaahsan uga hadlay dadaallada dowladda Soomaaliya ay wado ee lagu xaqiijinayo hirgelinta istaraatiijiyadda \u201cOne Health\u201d ee dalka. Isagoo xusay sida ay muhiim u tahay in la helo iskaashi buuxa oo u dhexeeya Wasaaradaha caafimaadka, deegaanka, xanaanada xoolaha iyo hay\u2019adaha caalamiga ah, si wax looga qabto khataraha caafimaadka bulshada ka imaan kara cudurrada ka dhasha xoolaha ama deegaanka.<\/p>\n<p>Wasaaradda Caafimaadka ee Dowladda Soomaaliya waxaa ka go\u2019an in la dhiso hannaan mideysan oo wax looga qabanayo khataraha caafimaad ee ka dhasha cudurrada xoolaha, deegaanka iyo isbeddelka cimilada, iyadoo laga duulayo aragtida One Health.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):&#8217;Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee XFS Dr. Cali Xaaji Aadam, ayaa magaalada Tunis uga qayb galay shir heer caalami ah oo diiradda lagu saaray \u201cOne Health\u201d \u2013 habka iskaashiga ah ee lagu wajaho caafimaadka aadanaha, xoolaha, deegaanka iyo deegaanka dabiiciga ah. Wasiir Cali Xaaji ayaana si faahfaahsan uga hadlay dadaallada dowladda Soomaaliya ay wado [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":538891,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538890","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538890","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538890"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538890\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538892,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538890\/revisions\/538892"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538891"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538890"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538890"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538890"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}