{"id":538823,"date":"2025-06-13T21:18:22","date_gmt":"2025-06-13T18:18:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538823"},"modified":"2025-06-13T21:19:06","modified_gmt":"2025-06-13T18:19:06","slug":"maareeyaha-nira-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-ayaa-safar-shaqo-ugu-baxay-filibiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maareeyaha-nira-iyo-wafdi-uu-hoggaaminayo-ayaa-safar-shaqo-ugu-baxay-filibiin\/","title":{"rendered":"Maareeyaha NIRA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu baxay Filibiin"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda NIRA, Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacadde), ayaa booqasho shaqo ku jooga dalka Filibbiin si ay khibrad iyo aqoon ugu kororsadaan nidaamyada aqoonsiga dhijitaalka ah.<\/p>\n<p>Wafdiga waxaa si diirran u soo dhaweeyay Hay\u2019adda Tirakoobka Qaranka ee Filibbiin (PSA), oo hirgelisay nidaam casri ah (PhilSys ID) kana diiwaangelisay 80% dadweynaha. Waxa ay sidoo kale kulammo muhiim ah la yeesheen madaxda PSA, iyagoo ka wada hadlay horumarinta nidaamka aqoonsiga ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wafdiga waxaa qeyb ka ah saraakiil ka kala socda NIRA, Wasaaradda Shaqada, Bankiga Dhexe, iyo Ururka Bangiyada, iyadoo diiradda la saarayo is-weydaarsiga khibradaha, wacyigelinta dadweynaha, iyo sugidda amniga xogta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wafdi uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda NIRA, Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacadde), ayaa booqasho shaqo ku jooga dalka Filibbiin si ay khibrad iyo aqoon ugu kororsadaan nidaamyada aqoonsiga dhijitaalka ah. Wafdiga waxaa si diirran u soo dhaweeyay Hay\u2019adda Tirakoobka Qaranka ee Filibbiin (PSA), oo hirgelisay nidaam casri ah (PhilSys ID) kana diiwaangelisay 80% dadweynaha. Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":538825,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538823","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538823","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538823"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538823\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538827,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538823\/revisions\/538827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538823"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538823"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538823"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}