{"id":538794,"date":"2025-06-13T08:32:29","date_gmt":"2025-06-13T05:32:29","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538794"},"modified":"2025-06-13T08:32:29","modified_gmt":"2025-06-13T05:32:29","slug":"israel-oo-duqeysay-goobo-muhiim-ah-oo-ku-yaalla-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israel-oo-duqeysay-goobo-muhiim-ah-oo-ku-yaalla-iran\/","title":{"rendered":"Israel oo duqeysay goobo muhiim ah oo ku yaalla Iran"},"content":{"rendered":"<p>Milatariga Israel ayaa sheegay in ay qaadeen mowjado duqeymo ah oo lala beegsaday xarunaha militariga Iran iyo goobaha nukliyeerka ee ku yaalla Iran .<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa u digay Israa&#8217;iil,isagoo tilmaamay inay filayso ciqaab adag,ka dib weerarkaasi oo lagu dilay dhowr taliyeyaal iyo saynisyahano kale.<\/p>\n<p>Maamulka Iran ayaa hakiyay duulimaadyadii garoonka caalamiga ah ee Tehran, iyadoo wakaaladaha wararka ay sheegayaan in dhismayaal ay degan yihiin dad rayid ah lagu duqeeyay caasimada Iran.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Israa&#8217;iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in howlgalka millatari ee lagu bartilmaameedsanaayo Iran ay sii socon doonaan inta loo baahdo.<\/p>\n<p>Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Marco Rubio ayaa sheegay in Maraykanku aysan wax lug ah ku\u00a0 lahayn duqeymaha ,isagoo uga digay Iran inay weerarto saldhigyada Maraykanka ee ku yaalla gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Milatariga Israel ayaa sheegay in ay qaadeen mowjado duqeymo ah oo lala beegsaday xarunaha militariga Iran iyo goobaha nukliyeerka ee ku yaalla Iran . Hogaamiyaha Sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa u digay Israa&#8217;iil,isagoo tilmaamay inay filayso ciqaab adag,ka dib weerarkaasi oo lagu dilay dhowr taliyeyaal iyo saynisyahano kale. Maamulka Iran ayaa hakiyay duulimaadyadii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":538795,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538794","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538794","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538794"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538794\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538796,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538794\/revisions\/538796"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538795"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538794"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538794"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538794"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}