{"id":538700,"date":"2025-06-11T12:27:57","date_gmt":"2025-06-11T09:27:57","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538700"},"modified":"2025-06-11T12:27:57","modified_gmt":"2025-06-11T09:27:57","slug":"wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-ergayga-gaarka-ah-ee-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-arrimaha-gudaha-xfs-oo-xafiiskiisa-ku-qaabilay-ergayga-gaarka-ah-ee-qaramada-midoobay-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali &#8211; Xoosh ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta dedaallada wadajirka ah ee Xasilinta, Dib-u-heshiisiinta, Doorashooyink iyo baahinta adeegyada dowliha ah.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale inta uu kulanku socday la adkeeyey iskaashiga labada dhinac iyo kawadashaqeynta howlaha hortabinta u leh dowlad-dhiska Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali &#8211; Xoosh ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Danjire James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay dardargalinta dedaallada wadajirka ah ee Xasilinta, Dib-u-heshiisiinta, Doorashooyink iyo baahinta adeegyada dowliha ah. Waxaa sidoo kale inta uu kulanku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":538701,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538700","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538700"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538700\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538702,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538700\/revisions\/538702"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538701"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}