{"id":538643,"date":"2025-06-09T18:46:33","date_gmt":"2025-06-09T15:46:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538643"},"modified":"2025-06-09T18:46:33","modified_gmt":"2025-06-09T15:46:33","slug":"guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-geneva-kula-kulmay-madaxda-hayado-caalami-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-hayadda-sodma-oo-geneva-kula-kulmay-madaxda-hayado-caalami-ah\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha hay&#8217;adda SoDMA oo Geneva kula kulmay madaxda hay&#8217;ado caalami ah"},"content":{"rendered":"<p>Geneva (SONNA): Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay qeyb ka ahaayeen madaxda Soomaaliya ku matalaysay shirweynaha heerka caalami ah ee yareynta khataraha musiibooyinka, kal-fadhigiisii siddeedaad ee waddamada Carabta ayaa ka qeybgalay falanqeyn lagu lafa-gurayay arrimaha yareynta khataraha musiibooyinka, shirkan oo maalmahan ka socday magaalada Geneva ee dalka Switzerland.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu waxa uu halkaas kulan doceedyo la qaatay wufuud kala duwan oo ka socday hay\u2019adaha hoos ku xusan:<\/p>\n<p>1. Ku xigeenka madaxa Bangiga Adduunka, ahna madaxa xafiiska bangiga u qaabilsan dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha<\/p>\n<p>2. Madaxa Sanduuqa Magdhawga Khasaaraha ay Musiibooyinku Geystaan (FRLD).<\/p>\n<p>3. Madaxa Xarunta Caalamiga ah ee Ka Hortagga Musiibooyinka (Anticipation Hub).<\/p>\n<p>4. Madaxa CADRI, iyo sidoo kale madax ka tirsan UNDP, IOM, FAO, iyo mas\u2019uuliyiin kale oo heer caalami ah.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta hay\u2019adahaas iyo wafdiga Soomaaliya waxay kulamadooda gaar-gaar ah diiradda ku saareen sidii loo horumarin lahaa xiriirkooda iskaashi iyo wax wada qabsi, iyo sidoo kale sidii Soomaaliya gacan uga geysan lahayd dadaallada heer caalami ee lagu yareynayo khataraha musiibooyinka.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaasi waxay si weyn u amaaneen doorka firfircoon ee ay Xukuumadda Soomaaliya \u2013 gaar ahaan hay\u2019adda SoDMA \u2013 ka qaadatay dadaallada caalamiga ah ee lagu horumarinayo awoodaha dowliga ah ee lagula tacaalayo khataraha musiibooyinka soo noqnoqda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha hay\u2019adda SoDMA ayaa carrabka ku adkeeyay sida ay lagama-maarmaan u tahay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya dardar-geliso fulinta Istraatiijiyaddeeda Qaran ee Yareynta Khataraha Musiibooyinka. Mas\u2019uuliyiinta caalamiga ah ayaa dhankooda ballanqaaday inay SoDMA ka gacan siin doonaan hirgelinta qorshahaas.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-538644\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483688684-766x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"766\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483688684-766x1024.jpg 766w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483688684-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483688684-768x1026.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483688684-860x1149.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483688684.jpg 958w\" sizes=\"auto, (max-width: 766px) 100vw, 766px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-538645\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483682795-768x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483682795-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483682795-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483682795.jpg 810w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-large wp-image-538646\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483673166-768x1024.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483673166-768x1024.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483673166-225x300.jpg 225w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/FB_IMG_1749483673166.jpg 810w\" sizes=\"auto, (max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Geneva (SONNA): Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay qeyb ka ahaayeen madaxda Soomaaliya ku matalaysay shirweynaha heerka caalami ah ee yareynta khataraha musiibooyinka, kal-fadhigiisii siddeedaad ee waddamada Carabta ayaa ka qeybgalay falanqeyn lagu lafa-gurayay arrimaha yareynta khataraha musiibooyinka, shirkan oo maalmahan ka socday magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Guddoomiyuhu waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":538644,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538643","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538643"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538647,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538643\/revisions\/538647"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}