{"id":538616,"date":"2025-06-08T19:40:22","date_gmt":"2025-06-08T16:40:22","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538616"},"modified":"2025-06-08T19:40:22","modified_gmt":"2025-06-08T16:40:22","slug":"ciidanka-xds-oo-25-khawaarij-ah-ku-dilay-hawlgal-ka-dhacay-gobolka-sh-hoose","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-xds-oo-25-khawaarij-ah-ku-dilay-hawlgal-ka-dhacay-gobolka-sh-hoose\/","title":{"rendered":"Ciidanka XDS oo 25 Khawaarij ah ku dilay hawlgal ka dhacay gobolka Sh\/Hoose"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ka fuliyay tuulada Gaalware oo 4 km dhanka bari kaga beegan deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose.<\/p>\n<p>Hawlgalkan ayaa lagu khaarijiyay in ka badan 25 ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab, oo ay ku jireen saddex horjoogayaal sare.<\/p>\n<p>Sidoo kale, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay hub fara badan oo ay Khawaarijtu adeegsanayeen, oo ay kamid yihiin; lix qori oo nooca PKM ah, labo RPG (Dabajeex) iyo 17 AK-47, waxaana halkaas lagu burburiyey dhagartii ay abaabulayeen kooxdaas.<\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa had iyo goor ka go\u2019an ciribtirka Khawaarijta iyo sugidda amniga guud ee dalka, iyada oo kaashaneysa Ciidanka Qalabka Sida iyo shacabka Soomaaliyeed.<br \/>\n<img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-538617\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/3bc329f3-fc4e-448f-810e-58b341834c68.jpeg\" alt=\"\" width=\"764\" height=\"1080\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/3bc329f3-fc4e-448f-810e-58b341834c68.jpeg 764w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/3bc329f3-fc4e-448f-810e-58b341834c68-212x300.jpeg 212w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/3bc329f3-fc4e-448f-810e-58b341834c68-724x1024.jpeg 724w\" sizes=\"auto, (max-width: 764px) 100vw, 764px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,(SONNA):- Guutada Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal ka fuliyay tuulada Gaalware oo 4 km dhanka bari kaga beegan deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose. Hawlgalkan ayaa lagu khaarijiyay in ka badan 25 ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab, oo ay ku jireen saddex horjoogayaal sare. Sidoo kale, ciidamada ayaa gacanta ku dhigay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538616","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","6":"category-gudaha","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538616"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538618,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538616\/revisions\/538618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}