{"id":538578,"date":"2025-06-06T23:25:46","date_gmt":"2025-06-06T20:25:46","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538578"},"modified":"2025-06-06T23:27:16","modified_gmt":"2025-06-06T20:27:16","slug":"ciidanka-daraawiishta-puntland-oo-burburiyey-talisyo-khawaarijtu-ku-lahayd-togga-baallade","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/ciidanka-daraawiishta-puntland-oo-burburiyey-talisyo-khawaarijtu-ku-lahayd-togga-baallade\/","title":{"rendered":"Ciidanka daraawiishta Puntland oo burburiyey Talisyo khawaarijtu ku lahayd Togga Baallade"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Daraawiishta ee Dowladda Goboleedka Puntland ayaa maanta, oo ku beegan maalinta 1-aad ee Ciidul Adxaa, fuliyay hawlgal qorshaysan oo ka dhacay Togga Baallade iyo gododka buuraha ku hareeraysan.<\/p>\n<p>Hawlgalka waxaa si wadajir ah u fuliyay Guutooyinka 1-aad, 2-aad, 3-aad, iyo 5-aad, iyadoo ay si weyn uga qeyb qaateen diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada caalamiga ah ee taageera dowladda Soomaaliya kuwaas oo duqeeyay goobo muhiim ah oo ay ku dhuumaalaysanayeen Khawaariijta Daacish.<\/p>\n<p>Howllgalka ayaa khawaarijta waxaa lagu gaarsiiyay khasaaro baaxad leh, iyadoo la burburiyay xarumo istiraatiiji ah, godod sahayda lagu kaydin jiray iyo saldhigyo muhiim ah oo ay argagixisadu ku lahayd deegaanka.<\/p>\n<p>Ciidamada Daraawiishta maamulka putland ayaa wado howllgalo ka dhan ah kooxaha Khawaariijta si looga sifeeyo guud ahaan deegaannada doowladd goboleedka Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ciidamada Daraawiishta ee Dowladda Goboleedka Puntland ayaa maanta, oo ku beegan maalinta 1-aad ee Ciidul Adxaa, fuliyay hawlgal qorshaysan oo ka dhacay Togga Baallade iyo gododka buuraha ku hareeraysan. Hawlgalka waxaa si wadajir ah u fuliyay Guutooyinka 1-aad, 2-aad, 3-aad, iyo 5-aad, iyadoo ay si weyn uga qeyb qaateen diyaaradaha dagaalka ee saaxiibada caalamiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":528385,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538578","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538578","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538578"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538578\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538580,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538578\/revisions\/538580"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/528385"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538578"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538578"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538578"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}