{"id":538548,"date":"2025-06-06T10:40:04","date_gmt":"2025-06-06T07:40:04","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538548"},"modified":"2025-06-06T10:41:07","modified_gmt":"2025-06-06T07:41:07","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-salaadda-ciidda-carafo-ku-oogay-masjidka-isbahaysiga-islaamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/madaxweyne-xasan-sheekh-oo-salaadda-ciidda-carafo-ku-oogay-masjidka-isbahaysiga-islaamka\/","title":{"rendered":"MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO SALAADDA CIIDDA CARAFO KU OOGAY MASJIDKA ISBAHAYSIGA ISLAAMKA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiin iyo howlwadeennnada hay\u2019adaha Dowladda.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Khudbad uu jeediyay Salaadda Ciidda kaddib ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa oo ah astaan midnimo, isjacayl iyo farxadeed.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa dul istaagay kaalinta lama ilaawaanka ah ee Geesiyaasha Ciidamada Qalabka Sida iyo Halyeeyada xaq u dirirka ahi ay ku leeyihiin in si nabad loogu Ciido Caasimadda dalka iyo guud ahaan dhulka Soomaaliyeed, isaga oo shacabka Soomaaliyeed ku boorriyay in ay garab istaagaan Ciidamada, taageeridda iyo u gargaaridda dadkeenna danyarta ah iyo ka shaqeynta danta guud<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa munaasabadda Ciidda awgeed, waxa uu si gaar ah ugu hambalyeey Taliyeyaasha, Sarreeyaasha, Saraakiisha, Ciidamada iyo qoysaska Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha dagaalka, kuwaasi oo difaacaya Qarannimada, midnimada iyo sharafka umadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-538550 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad2.png\" alt=\"\" width=\"1120\" height=\"737\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad2.png 1120w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad2-300x197.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad2-1024x674.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad2-768x505.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad2-860x566.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1120px) 100vw, 1120px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-538551 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad3.png\" alt=\"\" width=\"1129\" height=\"701\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad3.png 1129w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad3-300x186.png 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad3-1024x636.png 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad3-768x477.png 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/06\/mad3-860x534.png 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1129px) 100vw, 1129px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho.SONNA\u2026Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho kula oogay Salaadda Ciidda Carafo, Kumannaan ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, masuuliyiin iyo howlwadeennnada hay\u2019adaha Dowladda. Madaxweynaha ayaa Khudbad uu jeediyay Salaadda Ciidda kaddib ugu hambalyeeyay dhammaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan dadka Soomaaliyeed Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa oo ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":538549,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538548","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538548","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538548"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538548\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538553,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538548\/revisions\/538553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538549"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538548"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538548"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538548"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}