{"id":538541,"date":"2025-06-06T08:38:33","date_gmt":"2025-06-06T05:38:33","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538541"},"modified":"2025-06-06T11:14:54","modified_gmt":"2025-06-06T08:14:54","slug":"israaiil-oo-duqeymo-ka-geysatay-koonfurta-lubnan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/israaiil-oo-duqeymo-ka-geysatay-koonfurta-lubnan\/","title":{"rendered":"Israa&#8217;iil oo duqeymo ka geysatay koonfurta Lubnan"},"content":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil ayaa duqeymo dhanka cirka \u00a0ah ka geysatay\u00a0 deegaanka koonfureed ee magaalada Beyruut,halkaasi oo la soo sheegayo in ay jiraan dhimasho,dhaawac iyo burbur hanti.<\/p>\n<p>Weerarka ayaa dhacay habeenimadii xalay xilli loo diyaargaroobaayey munaasabadda Ciidul Adxaa oo ka mid ah dabbaaldegyada ugu muhiimsan Islaamka.<\/p>\n<p>Ciidamada difaaca Israa\u2019iil ayaa sheegay in ay aqoonsadeen cutub ka tirsan ururka Xisbullah oo soo saara kumannaan diyaaradood oo lagu farsameeyo dhulka hoostiisa ah, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay maalgeliyaan Iran.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Lubnaan ayaa sheegay in uu si adag u cambaareynayo weerarrada Israel ee koonfurta Beirut. Illaa hadda ma cadda khasaaraha ka dhaashay weeraradaasi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Israa\u2019iil ayaa duqeymo dhanka cirka \u00a0ah ka geysatay\u00a0 deegaanka koonfureed ee magaalada Beyruut,halkaasi oo la soo sheegayo in ay jiraan dhimasho,dhaawac iyo burbur hanti. Weerarka ayaa dhacay habeenimadii xalay xilli loo diyaargaroobaayey munaasabadda Ciidul Adxaa oo ka mid ah dabbaaldegyada ugu muhiimsan Islaamka. Ciidamada difaaca Israa\u2019iil ayaa sheegay in ay aqoonsadeen cutub ka tirsan ururka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":538542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538541","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538541"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538562,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538541\/revisions\/538562"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}