{"id":538522,"date":"2025-06-05T19:32:43","date_gmt":"2025-06-05T16:32:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538522"},"modified":"2025-06-05T19:43:21","modified_gmt":"2025-06-05T16:43:21","slug":"raiisulwasaare-xfs-oo-hambalyo-u-diray-shacabka-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisulwasaare-xfs-oo-hambalyo-u-diray-shacabka-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Ra&#8221;iisulwasaaraha XFS oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxaa.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa si gaar ah hambalyo ugu diray geesiyaasha Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka \u2013 Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda u huraya difaaca diinta, dalka iyo dadkooda, si ay u ciribtiraan Khawaarijta ee dhibaatada ku haysa dalkeenna.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ummadda Islaamka, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda barakaysan ee Ciidul-Adxaa. Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa si gaar ah hambalyo ugu diray geesiyaasha Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka \u2013 Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda u huraya difaaca [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":538528,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538522","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538522"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538526,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538522\/revisions\/538526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538528"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}