{"id":538509,"date":"2025-06-05T16:36:43","date_gmt":"2025-06-05T13:36:43","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538509"},"modified":"2025-06-05T17:06:50","modified_gmt":"2025-06-05T14:06:50","slug":"soomaaliya-oo-fariin-culus-oo-ku-saabsan-shaqo-abuurka-iyo-horumarinta-shaqaalaha-soomaaliyeed-u-gudbisay-shirka-shaqaalaha-aduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-fariin-culus-oo-ku-saabsan-shaqo-abuurka-iyo-horumarinta-shaqaalaha-soomaaliyeed-u-gudbisay-shirka-shaqaalaha-aduunka\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo fariin ku saabsan shaqo abuurka iyo horumarinta Shaqaalaha Soomaaliyeed u gudbisay Shirka Shaqaalaha Aduunka \u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Geneva(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa khudbad ka jeediyey maanta shirweynaha 113-aad ee Shaqaalaha Aduunka ee ka soconaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa khudbadiisa uga hadlay tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaaday Hormarinta Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo xaquuqdooda ayada oo dowladdu ay meel marisay siyaasado iyo shuruuc muhiim u ah Shaqaalaha Soomaaliyeed , isaga oo dhinaca kalena tilmaamay in Dowladdu ku howlantahay sidii loosii hormarin lahaa Shaqaalaha Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xoghayaha Guud ee Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU oo metelaya Shaqaala weynaha Soomaaliyeed ayaa saakay shirka 113-aad ee Ururka Shaqaalaha Aduunka ka jeediyey khudbad uu uga hadlay xaaladda ay ku sugan yihiin Shaqaallaha Soomaaliyeed iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay hormarintooda .<\/p>\n<p>Cumar Faaruuq Cismaan ayaa khudbadiisa ku muujiyey dhibaatooyinka iyo daruufaha heysta Shaqaalaha Soomaaliyeed isaga oo dhanka kale ku bogaadiyey Dowladda Soomaaliya sharciga Shaqada Soomaaliya oo 52 sano dib u eegis lagu sameeyey, waxaana uu caalamka ka codsaday iney gacan buuxda ka geystaan dhaqan gelinta sharcigaasi.<\/p>\n<p>Shirweynaha 113-aad ee Shaqaalaha Aduunka oo 2dii bishan June ka furmay magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa waxaa ka qeybgalaya sanadkan wufuud ka socota 187 dowladood,hay&#8217;ado iyo urrurada Shaqaalaha Caalamka balse sanadkan Soomaaliya waxa ay shirkan uga soo qeybgashay si ka duwan sidii hore.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Geneva(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS Mudane Yuusuf Maxamed Aadan ayaa khudbad ka jeediyey maanta shirweynaha 113-aad ee Shaqaalaha Aduunka ee ka soconaya magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Wasiirka ayaa khudbadiisa uga hadlay tallaabooyinkii ugu dambeeyey ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaaday Hormarinta Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo xaquuqdooda ayada oo dowladdu ay meel marisay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":538510,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538509","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538509"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538518,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538509\/revisions\/538518"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}