{"id":538472,"date":"2025-06-05T04:24:48","date_gmt":"2025-06-05T01:24:48","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538472"},"modified":"2025-06-05T04:24:48","modified_gmt":"2025-06-05T01:24:48","slug":"raiisul-wasaare-ku-xigeenka-koowaad-oo-xilka-u-kala-wareejiyay-guddoomiyaha-cusub-iyo-midkii-hore-ee-g-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-ku-xigeenka-koowaad-oo-xilka-u-kala-wareejiyay-guddoomiyaha-cusub-iyo-midkii-hore-ee-g-banaadir\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare ku-xigeenka koowaad oo xilka u kala wareejiyay Guddoomiyaha cusub iyo midkii hore ee G\/Banaadir\u00a0"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, Khamiis, 5 Juunyo 2025 \u2013 Ku simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimadda Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen \u201cMuungaab,\u201d iyo Guddoomiyihii hore, Mudane Maxamed Axmed Amiir.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka oo munaasabadda ka hadlay ayaa yiri, \u201cWaxaa naga go\u2019an in talada dadka dib loogu celiyo dadka Soomaaliyeed ee ku nool caasimadda magaalada Muqdisho, in ay iyagu soo doortaan madaxdii hoggaamin lahayd\u201d.<\/p>\n<p>Mudane Saalax, ayaa kula dardaarmay guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir in uu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeeggo bulshada Gobolka Banaadir, uuna sii wado dadaallada lagu horumarinayo amniga, nadaafadda, bilicda iyo adeegyada bulshada ee caasimadda Muqdisho. Waxa uuna Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir uga mahadceliyey shaqadii wanaagsanayd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Khamiis, 5 Juunyo 2025 \u2013 Ku simaha Ra\u2019iisul Wasaaraha ahna Ra\u2019iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xilka u kala wareejiyay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa caasimadda Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen \u201cMuungaab,\u201d iyo Guddoomiyihii hore, Mudane Maxamed Axmed Amiir. Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeenka oo munaasabadda ka hadlay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":538473,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538472","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538472","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538472"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538474,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538472\/revisions\/538474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538473"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}