{"id":538418,"date":"2025-06-04T10:24:34","date_gmt":"2025-06-04T07:24:34","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538418"},"modified":"2025-06-04T10:24:34","modified_gmt":"2025-06-04T07:24:34","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-la-kulmay-dhiggiisa-boqortooyada-sacuudiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-la-kulmay-dhiggiisa-boqortooyada-sacuudiga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac oo booqasho rasmi ay ku jooga Boqortooyada Sacuudiga, ayaa magaalada Makkah wadahadal kula yeeshay Wasiirka Warfaafinta ee Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Salman bin Yousef Al-Dosari.<\/p>\n<p>Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac iyo dhiggiisa Mudane Salman bin Yousef Al-Dosari ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dad ee dhanka Warbaahinta iyo isdhaafsiga khibradaha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac oo booqasho rasmi ay ku jooga Boqortooyada Sacuudiga, ayaa magaalada Makkah wadahadal kula yeeshay Wasiirka Warfaafinta ee Boqortooyada Sacuudiga, Mudane Salman bin Yousef Al-Dosari. Mudane Daa&#8217;uud Aweys Jaamac iyo dhiggiisa Mudane Salman bin Yousef Al-Dosari ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":43,"featured_media":538419,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538418","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/43"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538418"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538418\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538420,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538418\/revisions\/538420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538419"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}