{"id":538239,"date":"2025-05-31T20:44:24","date_gmt":"2025-05-31T17:44:24","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538239"},"modified":"2025-05-31T20:44:24","modified_gmt":"2025-05-31T17:44:24","slug":"safiirka-india-ee-soomaaliya-iyo-kenya-oo-booqasho-sharafeed-ku-tegtay-safaaradda-soomaaliyau-ee-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/safiirka-india-ee-soomaaliya-iyo-kenya-oo-booqasho-sharafeed-ku-tegtay-safaaradda-soomaaliyau-ee-kenya\/","title":{"rendered":"Safiirka India ee Soomaaliya iyo Kenya oo booqasho sharafeed ku tegtay Safaaradda Soomaaliyau ee Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi,(SONNA):- \u00a0Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ku qaabilay Danjire Ms. Namgya Khampa, oo ah Safiirka Safaaradda India u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya ee xilka ka degaysa, taasi oo booqasho sharafeed ugu tegtay Safiirka.<\/p>\n<p>Labada Mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta danaha wadaagga ah ee ka dhexeeya labada dal, muhiimadda ay leedahay horumarinta iyo xoojinta iskaashiga xiriirka labo geesoodka ah ee Soomaaliya iyo India.<\/p>\n<p>&#8220;Anigoo ku hadlaya magaca dowladda Soomaaliya, waxaan u rajaynayaa Danjire Ms. Namgya Khampa mustaqbal wanaagsan, waxaana uga mahad-celinayaa dedaalka ay muujisay muddadii ay shaqada ku jirtay.&#8221; Ayuu yiri Danjire Jabril.<\/p>\n<p>Danjiraha ayaa tilmaamay in ay dadaal badan ku bixisay sare u qaadidda xiriirka diblomaasiyadeed iyo xoojinta iskaashiga taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo India.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi,(SONNA):- \u00a0Danjiraha Dowladda Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibrahim Abdulle ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ku qaabilay Danjire Ms. Namgya Khampa, oo ah Safiirka Safaaradda India u qaabilsan Soomaaliya iyo Kenya ee xilka ka degaysa, taasi oo booqasho sharafeed ugu tegtay Safiirka. Labada Mas\u2019uul ayaa ka wada hadlay xoojinta danaha wadaagga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":41,"featured_media":538240,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538239","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538239","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/41"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538239"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538241,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538239\/revisions\/538241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}