{"id":538178,"date":"2025-05-30T18:20:05","date_gmt":"2025-05-30T15:20:05","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538178"},"modified":"2025-05-30T18:20:05","modified_gmt":"2025-05-30T15:20:05","slug":"soomaaliya-oo-markii-ugu-horraysay-ku-guuleysatay-xubinimada-golaha-fulinta-ee-un-habitat","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-oo-markii-ugu-horraysay-ku-guuleysatay-xubinimada-golaha-fulinta-ee-un-habitat\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo Markii Ugu Horraysay Ku Guuleysatay Xubinimada Golaha Fulinta ee UN-Habitat"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay in si rasmi ah xubin uga noqoto Golaha Fulinta ee Hay\u2019adda UN-Habitat, taas oo ah guul taariikhi ah oo ka tarjumeysa horumarka siyaasadeed iyo dib u soo kabashada hay\u2019adaha dowladnimo ee dalka.<\/p>\n<p>Waftiga uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Soomaaliya, Dr. Elmi Mahamoud Nur, ayaa ku guuleystay in Soomaaliya si rasmi ah loogu doorto xubinnimada Golaha Fulinta ee UN-Habitat, iyadoo muddo afar sano ah ay ku jiri doonto xilkan muhiimka ah.<\/p>\n<p>Xubinnimada Soomaaliya ee Golaha Fulinta waxay muujinaysaa kalsoonida beesha caalamku ay ku qabto dadaallada joogtada ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku horumarinayso kaabayaasha dhaqaalaha, dib u dhiska magaalooyinka, iyo sidii Soomaaliya cod muuqda uga yeelan lahayd fagaarayaasha caalamiga ah.<\/p>\n<p>Dr. Elmi Mahamoud Nur, Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta, ayaa door muuqda ka qaatay sidii loo xaqiijin lahaa guushan. Waxa uu si hagar la\u2019aan ah ugu dadaalay sidii Soomaaliya u noqon lahayd xubin buuxda oo matasha danaha dalka ee Golaha Fulinta ee UN-Habitat, kaas oo mar kasta afartii sano la cusboonaysiin karo.<\/p>\n<p>Guushan waa mid ay wada leeyihiin Wasaaradda Hawlaha Guud, Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed, waxaana ay caddeyn u tahay dadaalka lagu bixinayo dhismaha dowladnimada, horumarka magaalooyinka, iyo ka qaybgalka firfircoon ee Soomaaliya ee hay\u2019adaha caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay in si rasmi ah xubin uga noqoto Golaha Fulinta ee Hay\u2019adda UN-Habitat, taas oo ah guul taariikhi ah oo ka tarjumeysa horumarka siyaasadeed iyo dib u soo kabashada hay\u2019adaha dowladnimo ee dalka. Waftiga uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska iyo Guriyeynta ee Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":538179,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538178","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538178"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538180,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538178\/revisions\/538180"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538179"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}