{"id":538140,"date":"2025-05-30T09:56:08","date_gmt":"2025-05-30T06:56:08","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538140"},"modified":"2025-05-30T10:04:35","modified_gmt":"2025-05-30T07:04:35","slug":"xamaas-oo-muujisay-in-aysan-ku-qanacsaneyn-qorshaha-maraykanka-ee-xabad-joojinta-gaza","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/xamaas-oo-muujisay-in-aysan-ku-qanacsaneyn-qorshaha-maraykanka-ee-xabad-joojinta-gaza\/","title":{"rendered":"Xamaas oo muujisay in aysan ku qanacsaneyn qorshaha Maraykanka ee Gaza"},"content":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas Sami Abu Zuhri \u00a0ayaa sheegay in kooxda hubeysan ee Falastiin ay diidi doonaan soo jeedintii Mareykanka ee xabbad joojinta cusub ee Gaza iyo heshiiska sii deynta la haystayaasha.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulkan ka tirsan Xamaas ayaa xaqiijiyay in aysan ku qanacsaneyn soo jeedintaasi ,isla markaana ay ka maqan yihiin shuruudihii muhoiimka ahaa sida joojinta dagaalka \u00a0iyo qodobbo kale..<\/p>\n<p>Hoggaanka dhaqdhaqaaqa ururka Xamaas ayaa daraaseynaya jawaabta ku habboon soo jeedinta mareykanka ee ay taageereen Israel,waxaana la filayaa in maanta ama berri ay soo baxaan jawaabo dhameystiran oo khuseeya go\u2019aanka ururkaasi ee dhinaca xabad-joojinta cusub.<\/p>\n<p>Illaa hadda si rasmi ah looma shaacin faahfaahinta hindisahan cusub,waxaana arrimaha ay doonayaan xamaas kamid ah in Israel ay joojiso dagaalka ay ku hayso Qaza, in ay ciidamada Israa&#8217;iil ka saarto dhulka go&#8217;doonsan iyo in gargaarku si xor ah u galo dhulka ay dagaalladu aafeeyeen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal sare oo ka tirsan Xamaas Sami Abu Zuhri \u00a0ayaa sheegay in kooxda hubeysan ee Falastiin ay diidi doonaan soo jeedintii Mareykanka ee xabbad joojinta cusub ee Gaza iyo heshiiska sii deynta la haystayaasha. Mas\u2019uulkan ka tirsan Xamaas ayaa xaqiijiyay in aysan ku qanacsaneyn soo jeedintaasi ,isla markaana ay ka maqan yihiin shuruudihii muhoiimka ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":538141,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538140","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538140","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538140"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538145,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538140\/revisions\/538145"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}