{"id":538122,"date":"2025-05-29T17:39:25","date_gmt":"2025-05-29T14:39:25","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538122"},"modified":"2025-05-29T17:39:25","modified_gmt":"2025-05-29T14:39:25","slug":"wasiirka-hawlaha-guud-xfs-oo-uu-weheliyo-safiirka-soomaliya-u-fadhiyo-nairobi-oo-ka-qayb-galay-shir-caalami-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-hawlaha-guud-xfs-oo-uu-weheliyo-safiirka-soomaliya-u-fadhiyo-nairobi-oo-ka-qayb-galay-shir-caalami-ah\/","title":{"rendered":"Wasiirka Hawlaha guud XFS oo uu weheliyo Safiirka Soomaliya u fadhiyo Nairobi oo ka qayb galay shir caalami ah"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska &amp; Guriyeynta, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Nairobi,Mudane Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 2-aad ee UN-Habitat oo ka dhacay magaalada Nairobi.<\/p>\n<p>Shirkan, oo ah mid heer caalami ah, ayaa la qabtaa afartii sanno ba mar, waxaana sanadkan inta uu socdo diiradda lagu saaraa qorshe-hawleedka saddexda sano ee soo socda ee UN-Habitat. Sidoo kale, shirkan waxaa lagu dooran doonaa hoggaanka sare iyo Golaha Fulinta ee hay\u2019adda UN-Habitat.<\/p>\n<p>Wasiir Cilmi Maxamuud Nuur ayaa dadaal xooggan ugu jira sidii Soomaaliya ay uga mid noqon lahayd Golaha Fulinta iyo hoggaanka sare ee UN-Habitat, si dalka uga faa\u2019iideysto fursadaha horumarineed ee ay bixiso hay\u2019addan caalamiga ah.<\/p>\n<p>UN-Habitat (United Nations Human Settlements Programme) waa hay&#8217;adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha deegaanka magaalooyinka, qorsheynta dhulka, iyo horumarinta degmooyinka si waafaqsan nolol waarta, koboc bulsho iyo horumar dhaqaale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u Dhiska &amp; Guriyeynta, Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, iyo Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Nairobi,Mudane Jibriil Ibraahim Cabdulle, ayaa ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 2-aad ee UN-Habitat oo ka dhacay magaalada Nairobi. Shirkan, oo ah mid heer caalami ah, ayaa la qabtaa afartii sanno ba mar, waxaana sanadkan inta uu socdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":538123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538122","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538122","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538122"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538122\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538124,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538122\/revisions\/538124"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538122"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538122"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538122"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}