{"id":538044,"date":"2025-05-28T15:41:41","date_gmt":"2025-05-28T12:41:41","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538044"},"modified":"2025-05-28T15:41:41","modified_gmt":"2025-05-28T12:41:41","slug":"soomaaliya-iyo-shiinaha-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dowladood","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/soomaaliya-iyo-shiinaha-oo-ka-wada-hadlay-xoojinta-xiriirka-labada-dowladood\/","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, mudane Wang Yu.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal, dardar-gelinta iskaashiga dhinacyada kala duwan iyo kor-u-qaadidda waxyaabaha mudnaanta wadaagga ah leh.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa la isla fallanqeeyay ka qeybgalka Soomaaliya ee Kulanka heer wasiir ee madasha iskaashiga Shiinaha iyo Afrika (FOCAC) oo lagu qaban doono 10-12 June magaalada Changsha gobolka Hunan ee dalka Shiinaha iyo Bandhigga afaraad ee dhaqaalaha iyo ganacsiga Shiinaha iyo Afrika oo ku qabsoomi doona isla magaaladaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, mudane Wang Yu. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya labada dal, dardar-gelinta iskaashiga dhinacyada kala duwan iyo kor-u-qaadidda waxyaabaha mudnaanta wadaagga ah leh. Sidoo kale, waxaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":538045,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538044","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538044"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538046,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538044\/revisions\/538046"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538045"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}