{"id":538033,"date":"2025-05-28T14:31:31","date_gmt":"2025-05-28T11:31:31","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=538033"},"modified":"2025-05-28T14:31:31","modified_gmt":"2025-05-28T11:31:31","slug":"maamulka-gobolka-banaadir-iyo-hayadda-unesco-oo-ka-wada-hadlay-dib-usoo-nooleynta-goobaha-taariikhiga-ah-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/maamulka-gobolka-banaadir-iyo-hayadda-unesco-oo-ka-wada-hadlay-dib-usoo-nooleynta-goobaha-taariikhiga-ah-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Maamulka gobolka Banaadir iyo hay\u2019adda UNESCO oo ka wada hadlay dib usoo nooleynta goobaha taariikhiga ah ee muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa aqalka dowladda hoose kusoo dhoweeyay wafdi ka socda hay\u2019adda UNESCO oo uu hor kacaayay lataliyaha dhaqanka xafiiska UNESCO ee bariga Afrika.<\/p>\n<p>Madaxda gobolka Banaadir iyo hay\u2019adda UNESCO ayaa ka wada hadlay dib usoo nooleynta goobaha Taariikhiga ah ee Magaalada Muqdisho, iyo in la iska kaashado dib u dhiska, sidii fagarayaasha caalamka loogu soo bandhigi lahaa.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cabdicasiis ayaa uga mahadceliyay wafdigaan ka socda hay\u2019adda UNISCO doorka horumarineed ay doonayaan inay ka qataan dib usoo nooleeynti xarumihii taariikhiga ah ee caasimadda.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxay booqdeen xarumo taariikhi ah oo ku yaalla degmooyinka Cabdicasiis, Xamarweyne iyo Shingaani.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiye kuxigeenka arrimaha bulshada iyo wacyigelinta maamulka gobolka Banaadir mudane Cabdicasiis Cismaan Maxamed ayaa aqalka dowladda hoose kusoo dhoweeyay wafdi ka socda hay\u2019adda UNESCO oo uu hor kacaayay lataliyaha dhaqanka xafiiska UNESCO ee bariga Afrika. Madaxda gobolka Banaadir iyo hay\u2019adda UNESCO ayaa ka wada hadlay dib usoo nooleynta goobaha Taariikhiga ah ee Magaalada Muqdisho, iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":538034,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-538033","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538033","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=538033"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":538035,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/538033\/revisions\/538035"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/538034"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=538033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=538033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=538033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}