{"id":537908,"date":"2025-05-26T14:19:13","date_gmt":"2025-05-26T11:19:13","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537908"},"modified":"2025-05-26T14:19:13","modified_gmt":"2025-05-26T11:19:13","slug":"raiisul-wasaare-xamsa-oo-magacaabay-guddiga-qaban-qaabada-maalmaha-xorriyadda-qaranka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/raiisul-wasaare-xamsa-oo-magacaabay-guddiga-qaban-qaabada-maalmaha-xorriyadda-qaranka\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Guddiga qaban-qaabada\u00a0Maalmaha Xorriyadda Qaranka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xoojinaya qaban-qaabada Maalmaha Xorriyadda Qaranka, ayaa magacaabay Guddi ka kooban Wasiirro iyo Maamulka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ka shaqeynaya xuska toddobaadka xorriyadda dalkeenna.<\/p>\n<p>Guddiga uu magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa u xil-saaran qaban-gaabada xuska Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ee<br \/>\nSanadguurada 65-aad ee 26-da Juun iyo 1-da Luulyo, amniga iyo xiriirinta hey&#8217; adaha qaybta ku leh dabaaldegga Maalmaha Xorriyadda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA);-Ra&#8217;iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo xoojinaya qaban-qaabada Maalmaha Xorriyadda Qaranka, ayaa magacaabay Guddi ka kooban Wasiirro iyo Maamulka Gobolka Banaadir, kuwaas oo ka shaqeynaya xuska toddobaadka xorriyadda dalkeenna. Guddiga uu magacaabay Ra\u2019iisul Wasaaraha, ayaa u xil-saaran qaban-gaabada xuska Maalmaha Xorriyadda iyo Midnimada Qaranka ee Sanadguurada 65-aad ee 26-da Juun [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":537909,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537908","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537908","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537908"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537910,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537908\/revisions\/537910"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537909"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}