{"id":537857,"date":"2025-05-26T08:52:01","date_gmt":"2025-05-26T05:52:01","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537857"},"modified":"2025-05-26T08:52:01","modified_gmt":"2025-05-26T05:52:01","slug":"wasiirka-xanaanada-xoolaha-oo-ka-qeybgalay-shirweynaha-92-aad-ee-ururka-caafimaadka-xoolaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-xanaanada-xoolaha-oo-ka-qeybgalay-shirweynaha-92-aad-ee-ururka-caafimaadka-xoolaha\/","title":{"rendered":"Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo ka qeybgalay\u00a0shirweynaha 92-aad ee Ururka Caafimaadka Xoolaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta &amp; Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed iyo howlwadeeno ka socda Wasaarada ayaa ka qayb galay shirweynaha 92-aad ee Ururka Caafimaadka Xoolaha Adduunka (WOAH) oo ka dhacaya magaalada Paris ee dalka Faransiiska.<\/p>\n<p>Shirweynaha guud ee WOAH waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee horumarinta caafimaadka xoolaha, ka hortagga cudurrada iyo la tacaalidda khataraha cusub.<\/p>\n<p>Wasiir Xasan ayaa madal heer wasiir ah ka xusay kaalinta muhiimka ah ee xooluhu ku leeyihiin dhaqaalaha Soomaaliyeed, wuxuuna ku baaqay in la xoojiyo iskaashiga ka hortagga iyo xakameynta cudurrada xoolaha, helitaanka tallaalka iyo adeegyada caafimaadka xoolaha.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa xaqiijiyay sida ay Soomaaliya uga go\u2019an tahay la shaqeynta bahwadaagta caalamiga si loo dhiso nidaamyo adkeysi leh oo taageera ganacsiga xoolaha, nolosha reer guuraaga, iyo koboc waara.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-537858\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238738522-300x211.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"211\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238738522-300x211.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238738522-1024x720.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238738522-768x540.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238738522-860x604.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238738522.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-537859\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238734393-300x211.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"211\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238734393-300x211.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238734393-1024x720.jpg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238734393-768x540.jpg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238734393-860x604.jpg 860w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1748238734393.jpg 1080w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta &amp; Daaqa XFS Mudane Xasan Xuseen Maxamed iyo howlwadeeno ka socda Wasaarada ayaa ka qayb galay shirweynaha 92-aad ee Ururka Caafimaadka Xoolaha Adduunka (WOAH) oo ka dhacaya magaalada Paris ee dalka Faransiiska. Shirweynaha guud ee WOAH waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga caalamiga ah ee horumarinta caafimaadka xoolaha, ka hortagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":44,"featured_media":537859,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537857","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537857","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/44"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537857"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537860,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537857\/revisions\/537860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537859"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}