{"id":537669,"date":"2025-05-23T10:52:28","date_gmt":"2025-05-23T07:52:28","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537669"},"modified":"2025-05-23T10:57:09","modified_gmt":"2025-05-23T07:57:09","slug":"trump-oo-xannibay-awoodda-jaamacadda-harvard-ee-diiwaangelinta-ardayda-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/trump-oo-xannibay-awoodda-jaamacadda-harvard-ee-diiwaangelinta-ardayda-caalamka\/","title":{"rendered":"Trump oo xannibay awoodda Jaamacadda Harvard ee diiwaangelinta ardayda caalamka"},"content":{"rendered":"<p>madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hor istaagay awoodda Maamulka \u00a0jaamacadda Harvard ee ay ku diiwaangelinayaan ardayda caalamiga ah ee doonaya jaamacaddaasi, sida ay sheegtay waaxda amniga gudaha dalkaasi.<\/p>\n<p>Xoghayaha Amniga Gudaha Kristi Noem ayaa qoraal ay soo dhigtay baraha bulsada ku sheegtay in maamulka Trump uu joojiyay diiwaangalinta iyo qaadashada ardayda ajanabiga ah ee daneynaya in ay bartaan casharada ay bixiyaan jaamacadda Harvard.<\/p>\n<p>\u201cma ahan xaq in jaamacaduhu ay diiwaan geliyaan ardayda ajnabiga ah oo ay ka faa&#8217;iideystaan \u200b\u200bdeegaha mucaawinada waxbarashada ee ay ku baxayaan balaayiinta dollar ayaa lagu yiri qoralkaasi.<\/p>\n<p>Qorshahaan ayaa u muuqda mid saameyn doona jaamacado badan ,kuwaas oo aan awood u yeelan doonin in ay aqbalaan ardayda ajnabiga ah,waxaana xilligaan\u00a0 ardayda jaamacadda Harvard ay u baahnaan doonaan in ay u beddeshaan jaamacado kale si ay u sii wataan xaaladdooda waxbarasho.<\/p>\n<p>Tallaabadaan ayaa lala xiriiray waxa lagu sheegay kororka rabshadaha, nacaybka iyo isku xirka ardayda Shiinaha ee jaamacaddasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hor istaagay awoodda Maamulka \u00a0jaamacadda Harvard ee ay ku diiwaangelinayaan ardayda caalamiga ah ee doonaya jaamacaddaasi, sida ay sheegtay waaxda amniga gudaha dalkaasi. Xoghayaha Amniga Gudaha Kristi Noem ayaa qoraal ay soo dhigtay baraha bulsada ku sheegtay in maamulka Trump uu joojiyay diiwaangalinta iyo qaadashada ardayda ajanabiga ah ee daneynaya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537673,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537669","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537669","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537669"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537669\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537672,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537669\/revisions\/537672"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537669"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537669"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537669"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}