{"id":537659,"date":"2025-05-23T08:40:40","date_gmt":"2025-05-23T05:40:40","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537659"},"modified":"2025-05-23T08:40:40","modified_gmt":"2025-05-23T05:40:40","slug":"wasiirka-caafimaadka-jfs-oo-ka-qeybgalay-shirweynaha-78-aad-ee-golaha-caafimaadka-adduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-caafimaadka-jfs-oo-ka-qeybgalay-shirweynaha-78-aad-ee-golaha-caafimaadka-adduunka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Caafimaadka JFS oo ka qeybgalay Shirweynaha 78-aad ee Golaha Caafimaadka Adduunka"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada JFS Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay Shirweyne looga hadlaayey daaweynta cudurrada ku dhaca wadnaha, Kilyaha iyo Dheef-shiidka,kaas oo ay soo qabanqaabiyeen Golaha Caafimaadka Adduunka (WHA78).<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa khudbad ka jeediyay shirweynaha 78-aad, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay ka hortagga cudurrada faafa (NCDs), kuwaas oo ku sii kordhaya gudaha Soomaaliya iyo caalamkaba.<\/p>\n<p>Wasaaradda caafimaadka &amp; daryeelka bulshada JFS waxaa ka go\u2019an xoojinta nidaamka daryeelka caafimaadka si loo helo daaweyn waqtiyeysan iyo caafimaad waara.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-537661 size-full\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/wc3.jpeg\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/wc3.jpeg 1080w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/wc3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/wc3-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/wc3-768x512.jpeg 768w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/wc3-330x220.jpeg 330w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/wc3-420x280.jpeg 420w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/wc3-615x410.jpeg 615w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/wc3-860x573.jpeg 860w\" sizes=\"auto, (max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaadka iyo daryeelka bulshada JFS Dr. Ali Haji Adam ayaa ka qeybgalay Shirweyne looga hadlaayey daaweynta cudurrada ku dhaca wadnaha, Kilyaha iyo Dheef-shiidka,kaas oo ay soo qabanqaabiyeen Golaha Caafimaadka Adduunka (WHA78). Wasiirka ayaa khudbad ka jeediyay shirweynaha 78-aad, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay ka hortagga cudurrada faafa (NCDs), kuwaas oo ku sii kordhaya gudaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537660,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537659","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537659","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537659"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537659\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537662,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537659\/revisions\/537662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537660"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537659"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537659"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537659"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}