{"id":537651,"date":"2025-05-22T18:44:19","date_gmt":"2025-05-22T15:44:19","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537651"},"modified":"2025-05-22T18:44:19","modified_gmt":"2025-05-22T15:44:19","slug":"wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-la-kulmay-wakiilka-hayaadda-iom-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/wasiirka-warfaafinta-xfs-oo-la-kulmay-wakiilka-hayaadda-iom-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Warfaafinta XFS oo la kulmay Wakiilka Haya&#8217;adda IOM ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee IOM u fadhiya Soomaaliya Manuel M. Pereira.<\/p>\n<p>Wasiirka iyo Wakiilka IOM ayaa kulankooda kaga wadahadley sidii la isaga kaashan lahaa barnaamijyada wacyigelinta ee ka Hortagga tahriibka, wacyigelinta dhinacyada dib u heshiisiinta iyo fariimaha muhiimka ah ee bulshadu u baahan tahay.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Mudane Daa\u2019uud Aweys ayaa ku bogaadiyay Hay\u2019adda IOM taageerada iyo wadashaqeynta wanaagsan ee ay la leedahay Dowladda Federaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wakiilka IOM ayaa dhankiisa xusay inay doonayaan inay sii labanlaabaan hawlaha ay ka wadaan Soomaaliya, isagoo intaa raaciyay in Soomaaliya ay sameyneyso hurumar dhinacyo badan oo abuuraya rajo cusub.<\/p>\n<p>Kulankaasi waxaa goobjoog ka ahaa mas\u2019uuliyiin ka kala tirsan Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska iyo Hay\u2019adda IOM.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(SONNA):-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa\u2019uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay\u2019adda Qaramada Midoobay ee IOM u fadhiya Soomaaliya Manuel M. Pereira. Wasiirka iyo Wakiilka IOM ayaa kulankooda kaga wadahadley sidii la isaga kaashan lahaa barnaamijyada wacyigelinta ee ka Hortagga tahriibka, wacyigelinta dhinacyada dib u heshiisiinta iyo fariimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":537652,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537651","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537651"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537653,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537651\/revisions\/537653"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}