{"id":537646,"date":"2025-05-22T17:21:06","date_gmt":"2025-05-22T14:21:06","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537646"},"modified":"2025-05-22T17:21:06","modified_gmt":"2025-05-22T14:21:06","slug":"agaasimaha-sirdoonka-oo-kulan-la-qaatay-saraakiisha-ciidan-ee-ku-sugan-degmada-moqokori","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/agaasimaha-sirdoonka-oo-kulan-la-qaatay-saraakiisha-ciidan-ee-ku-sugan-degmada-moqokori\/","title":{"rendered":"Agaasimaha Sirdoonka oo kulan la qaatay saraakiisha ciidan ee ku sugan Degmada Moqokori"},"content":{"rendered":"<p>Moqokori(SONNA):-Agaasimaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee (NISA), Mudane Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa kulan muhiim ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Xaq-u-Dirirka deegaanka, kaas oo diiradda lagu saarayey dardargelinta amniga iyo howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda deegaanada Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Kulanka oo ka dhacay degmada Moqokori ayaa lagu falanqeeyey sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqeynta hay\u2019adaha ammaanka, ciidamada qalabka sida iyo bulshada deegaanka, si loo xaqiijiyo guulo waaweyn oo ka dhan ah kooxda Khawaarijta.<\/p>\n<p>Masuuliyiinta kulanka ka qeyb galay ayaa isla qiray muhiimadda ay leedahay in si isku duuban looga hortago Khawaarijta, lagana xoreeyo deegaannada ay weli ku dhuumaaleysanayaan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-537648\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1747923424023-300x277.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"277\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1747923424023-300x277.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1747923424023.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-537649\" src=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1747923405164-300x225.jpg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1747923405164-300x225.jpg 300w, https:\/\/sonna.so\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/05\/FB_IMG_1747923405164.jpg 720w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Moqokori(SONNA):-Agaasimaha Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee (NISA), Mudane Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa kulan muhiim ah la qaatay Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Xaq-u-Dirirka deegaanka, kaas oo diiradda lagu saarayey dardargelinta amniga iyo howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda deegaanada Gobolka Hiiraan. Kulanka oo ka dhacay degmada Moqokori ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":42,"featured_media":537647,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537646","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537646","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/42"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537646"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537646\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537650,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537646\/revisions\/537650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537647"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537646"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537646"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537646"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}