{"id":537618,"date":"2025-05-22T10:08:35","date_gmt":"2025-05-22T07:08:35","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537618"},"modified":"2025-05-22T10:08:35","modified_gmt":"2025-05-22T07:08:35","slug":"shaqaale-ka-tirsan-safaaradda-israel-oo-washington-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/shaqaale-ka-tirsan-safaaradda-israel-oo-washington-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Shaqaale ka tirsan Safaaradda Israel oo Washington lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p>Laba ka mid ah shaqaalaha safaaradda Israa\u2019iil ay ku leedahay Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay weerar ka dhacay bannaanka madxafka Yuhuudda ee ku yaalla Washington .<\/p>\n<p>Toogashadan ayaa dhacday abbaare 9-kii fiidnimo ee xalay,waxaana Pamela A Smith, oo ah madaxa waaxda booliska magaalada ay sheegtay in ay xireen hal tuhunsane oo lagu magacaabo Elias Rodriguez oo 30 jir ah kana soo jeeda Chicago, Illinois.<\/p>\n<p>Ninka lagu edeeyay dilkaasi ayaa la sheegay in uu qori ku weeraray labadaasi ruux,isagoo adeegsaday ereyo lagu taageerayo dadka rer Falastiin sida ha xorowdo Falastiin,<\/p>\n<p>Duqa magaalada Washington, DC Muriel Bowser ayaa u sheegtay wariyeyaasha in maamulkeedu uusan u dulqaadan doonin rabshad ama nacayb ka jira magaaladeeda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Laba ka mid ah shaqaalaha safaaradda Israa\u2019iil ay ku leedahay Mareykanka ayaa toogasho lagu dilay weerar ka dhacay bannaanka madxafka Yuhuudda ee ku yaalla Washington . Toogashadan ayaa dhacday abbaare 9-kii fiidnimo ee xalay,waxaana Pamela A Smith, oo ah madaxa waaxda booliska magaalada ay sheegtay in ay xireen hal tuhunsane oo lagu magacaabo Elias Rodriguez [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":46,"featured_media":537619,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[83],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537618","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-caalamka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537618","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/46"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537618"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537618\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537620,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537618\/revisions\/537620"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537619"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537618"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537618"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537618"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}