{"id":537484,"date":"2025-05-20T21:25:14","date_gmt":"2025-05-20T18:25:14","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537484"},"modified":"2025-05-20T21:25:14","modified_gmt":"2025-05-20T18:25:14","slug":"muqdisho-oo-isu-diyaarinaysa-soo-dhoweynta-wafdi-sare-oo-ka-socda-fifa-iyo-caf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/muqdisho-oo-isu-diyaarinaysa-soo-dhoweynta-wafdi-sare-oo-ka-socda-fifa-iyo-caf\/","title":{"rendered":"Muqdisho oo isu diyaarinaysa soo dhoweynta wafdi sare oo ka socda FIFA iyo CAF"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho ayaa isku diyaarineysa soo dhoweynta wafuud caalami ah oo ka kala socda Hay\u2019adda Kubadda Cagta Adduunka (FIFA) iyo Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF).<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa indha-indheyn ku sameyn doona horumarka ciyaaraha ee dalka, si mustaqbalka Soomaaliya ay ugu qalanto martigelinta ciyaaraha caalamiga ah, gaar ahaan kuwa lagu ciyaaro garoonka kubadda cagta ee Muqdisho, oo loo yaqaanno Tuulada Ciyaaraha \u2013 Stadio Muqdisho.<\/p>\n<p>Wafdiga soo booqanaya Soomaaliya waxaa ka mid ah halyeeyada kubadda cagta Afrika: Samuel Eto\u2019o, Emmanuel Adebayor, iyo Jay-Jay Okocha.<\/p>\n<p>Wafdigan ayaa la filayaa in ay Soomaaliya soo gaaraan 27-ka bishan, waxaana lagu soo wareejin doonaa goobaha taariikhiga ah ee dalka, oo ay ka mid yihiin garoomada kubadda cagta iyo xarumaha kale ee isboortiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (SONNA): Magaalada Muqdisho ayaa isku diyaarineysa soo dhoweynta wafuud caalami ah oo ka kala socda Hay\u2019adda Kubadda Cagta Adduunka (FIFA) iyo Xiriirka Kubadda Cagta Afrika (CAF). Wafdigan ayaa indha-indheyn ku sameyn doona horumarka ciyaaraha ee dalka, si mustaqbalka Soomaaliya ay ugu qalanto martigelinta ciyaaraha caalamiga ah, gaar ahaan kuwa lagu ciyaaro garoonka kubadda cagta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":47,"featured_media":537485,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[85,94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537484","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-ciyaaraha","8":"category-gudaha","9":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537484","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/47"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537484"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537484\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537486,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537484\/revisions\/537486"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537485"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537484"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537484"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537484"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}