{"id":537450,"date":"2025-05-20T15:54:45","date_gmt":"2025-05-20T12:54:45","guid":{"rendered":"https:\/\/sonna.so\/so\/?p=537450"},"modified":"2025-05-20T15:54:45","modified_gmt":"2025-05-20T12:54:45","slug":"guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-fogaan-arag-ah-la-qaatay-madaxa-baanka-adduunka-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/sonna.so\/so\/guddoomiyaha-sodma-oo-kulan-fogaan-arag-ah-la-qaatay-madaxa-baanka-adduunka-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha SoDMA oo kulan fogaan arag ah la qaatay madaxa Baanka Adduunka ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyee ee SoDMA Md. Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Madax sare oo hay\u2019adda SoDMA ayaa maanta kulan fogaan arag ah (Zoom meeting) kula yeeshay madaxa Baanka Adduunka ee Soomaaliya World Bank Kristina_Svensso.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa salka ku haya xoojinta iskaashiga soo jireenka ah iyo dib u milicsiga saameynta baaxadda leh ee mashruuca soo kabashada xasaradaha Soomaaliya (SCRP).<br \/>\nWaxaa kulanka lagu xusay guulaha muhiimka ah sida aasaaska iyo hawlgelinta Xarunta Hawlaha gurmadka deg-degga ah ee Qaranka (NEOC) iyo nidaamka digniinta hore ee la tijaabiyay , kuwaas oo labaduba si weyn kor ugu qaaday u diyaargarowga musiibada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda SoDMA waxay dib u xaqiijisay doorkeeda ah in Soomaaliya ay hogaamiso hay&#8217;adda dhimista khatarta musiibada waxayna carrabka ku adkeysay muhiimada ay leedahay in la miisaamo dadaallada soo kabashada gaar ahaan dayactirka kaabayaasha meelaha ay saameysay Fatahaadii El Ni\u00f1o.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda SoDMA ayaa uga mahadceliyay Bangiga Adduunka taageerada aan kala go&#8217;a lahayn, Iskaashiga iyo wadashaqeeynta fog ay Hay\u2019addu Bangiga Adduunka la leedahay hay\u2019adda SoDMA, Guddoomiyaha ayaa xusay la rajeynayo in la sii wado iskaashiga lagu dhisayo Soomaaliya oo adkeysi badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyee ee SoDMA Md. Maxamuud Macallim Cabdulle oo ay wehliyaan Madax sare oo hay\u2019adda SoDMA ayaa maanta kulan fogaan arag ah (Zoom meeting) kula yeeshay madaxa Baanka Adduunka ee Soomaaliya World Bank Kristina_Svensso. Kulanka ayaa salka ku haya xoojinta iskaashiga soo jireenka ah iyo dib u milicsiga saameynta baaxadda leh ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":537451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"content-type":"","footnotes":""},"categories":[94,81],"tags":[],"class_list":{"0":"post-537450","1":"post","2":"type-post","3":"status-publish","4":"format-standard","5":"has-post-thumbnail","7":"category-gudaha","8":"category-wararka"},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=537450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":537452,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/537450\/revisions\/537452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/537451"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=537450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=537450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/sonna.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=537450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}